Thursday, August 20, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Isgoyska Howlwadaag ku toogtay mid ka mid ah dhalinyarradda ku shaqeysatay gaadiidka yar yar ee Mooto Bajaajka. Dad ku sugnaa goobta ay toogashadu ka dhacday ayaa warbaahinta u sheegay in wiilkan la dilay Askariga toogashada geystay uu dhaxmaray muran, kaddibna askariga uu rasaas ku...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Baydhabo,halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Guddoomiyaha Baarlamaanka oo hoggaaminayay wafdi xildhibaanno federaalka ah waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbee,Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) iyo mas'uuliyiin kale oo maamulka ka tirsan. Ujeedka socdaalka uu Baydhabo ku gaaray guddoomiyaha Baarlamaanka iyo...
  Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhawaacmay is rasaaseyn la sheegay inay u dhaxeysay labo shirkadood oo korantada ka shaqeeya magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso,sida ay mas'uuliyiinta xaqiijiyeen. Duqa degmada Boosaaso, Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka hadlay iska horimaadka waxa uu sheegay ciidanka amniga inay xireen ilaa 15 qof oo...
Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegay in ay wali la tacaalayaan sidii loo soo afjari lahaa weerarkii qorax dhicii maanta oo Talaado ah koox hubeysan ku qaadeen dhismayaal isugu jiray hoteello iyo xafiisyo dowladdeed magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Taliyaha ciidamada booliiska Kenya Joseph Boinet ayaa sheegay in Laamaha amniga si...
  Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manata si rasmi ah xilka ugala wareegay madaxweynihii hore Cabdiweli Gaas,kaddib  munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada. "Waxaa farxad wayn ii ah iyo maamuus inan si rasmi ah xilka ugu wareejiyo, madaxweynaha la doortay ee Siciid Deni". ayuu yiri Cabdiweli Gaas oo inta...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa degmada Afmadow ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun lagu tababari doono ciidamada Daraawiishta Jubbaland.   Munaasabad kooban oo ka dhacday goobta laga dhagaxdhigayay xarunta ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa saraakiisha ciidamada Jubbaland iyo qaar kamid ah...
Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax ka bedelka xeerka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Mudaneyaal gaaraya 163 xildhibaan ayaa ogolaaday in wax laga badelo xeerka jalka ay diideen 13 xildhibaan in badel lagu sameeyo xeerka mana jirto cid ka aamusay. Maxamed Mursal Guddoomiyaha golaha shacabka mudane ayaa sheegay inuu ansax...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa u gudbiyay Golaha Shacabka xeerka wax ka badalka guddiga Agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo lagu waddo in uu maanta ka dooddo Golaha. Xeerka ayaa u qornaa siddan : Markuu la arkay Baahida loo qabo :-  Soo saarista xeer maamul oo haggaya soo...
Wasiirka Maaliaydda Somaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle mar uu warbaahinta la hadlayay ayuu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda Maaliyadda intii uu joogay iyo qorshahooda sanadkan 2019 ee bilowga ah. Wasiirka Maaliaydda Somaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle mar uu warbaahinta la hadlayay ayuu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda Maaliyadda intii uu...