Tuesday, May 19, 2026
Home facebook.com Wararka Caalamka

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta si kulul uga hadlay howlgalada dalka looga ciribtirayo kooxda  Al-shabaab. Wasiirka oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn si adag u...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidanada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo magacaabo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen C/wali Jaamac Gorod ayaa ku dhawaaqay in Saraakiil dhalinyaro lagu wareejin doono hoggaanada iyo qeybaha...
Warka ka soo baxay Wasaarradda Caafimaadka Falastiin ayaa lagu sheegay in ugu yaraan  7 ruux oo qaxooti ah ay ku dhinteen duqeymaha aan loo meeldayin ee Israel ay ku garacayaan marinka Gaza Dadka dhintay ayeey Wasaarraddu sheegtay in ay intooda badan yihiin carruur iyo haween, ku jiray xero lagu magacaabo...
Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa weydiistay dalalka Afrika inay Somalia u soo diraan ciidammo dheeraad ah, si ay qayb uga Qaataan Hawl-gallada lagula Dagaallamayo Al-shabaab ee Somalia, iyadoo Al-shabaab ay dhankeeda ku hanjabtay inay Weerarayso Madaxtooyada Kenya. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada Kenya oo keliya ay ku sugan...
Ciidamada Booliiska wadanka Zambia ayaa shalay xabsiga u taxaabay boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku nool caasimada labaad ee dalkaasi Ndola Xili ay kasoo baxeen Saaladii Jimcaha. Dadkan Soomaaliyeed ee Booliiska dalkaasi ay Masajidka ka hor qabqabteen ayaa waxay isugu geeyeen garoon lagu ciyaaro kubada cagta oo ku yaala magaaladaasi. Guddoomiyaha...
Burcad-badeedda Soomaalida ayaa afduubtay markab shidaal sida, iyagoo la wareegay shaqaalihii saarnaa, oo ay ku jiraan 11 badmaax oo u dhashay dalka Pakistan, arrintaas oo dib u soo nooleysay walaaca laga qabo amniga badda ee gobolka. Sida ay sheegayaan ilo dhinaca maraakiibta ah, markabka oo lagu magacaabo “Owner 25” ayaa...
Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay in degmada Kaxda aysan kamid noqon degmooyinka laga codeeynayo, waxa uuna sheegay in shacabkeeda ay kamid yihiin canshuur bixiyaasha ugu badan ee dowladda lacag siiya. "Waxaa nasiib darro ah hab-dhaqanka madaxda dowladda Federaalka ah ee lagu kala soocayo...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay abaare 10:00 habeenimo ee xilliga geeska Afrika weerar culus ku qaaday degmada Afmadow ee gobolka J/hoose, ayadoo uu halkaasi iska-horimaad ku dhexmaray ciidamada Jubaland iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmadaasi. Dagaalka intii uusan bilaaban kahor ayay Al-shabaab hawada ka saartay isgaarsiintii degmada Afmadow...
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ku dhowaad 5,000 oo shaqaale doorasho ah loo diri doono goobaha codbixinta 25-ka Diseembar, si loo xaqiijiyo in doorashada Qof iyo Cod ee Banaadir ay si guul leh u dhacdo. Guddoomiyaha Guddiga, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in dadkani oo intooda badan ay...
Shirkadda Diyaaradaha Air Djibouti ee dalka Jabuuti ayaa dib u billowday duulimaadyadii rakaabka ahaa kaddib 14-sano oo aysan shaqeyn diyaaraddan, kaddib markii ay kacday shirkaddii diyaaradaha Jabuuti 2002-dii. Diyaaradda Air Djibouti oo loo yaqaan Diyaaradda Badda Cas ayaa Sannadkii 1963-kii oo dalkaas uu gumeysi ku jiray la aasaasay, waxayna ka...