Thursday, August 20, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wararka naga soo gaaraya degmada Bu’aalle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa Ururka Daacish oo siweyn isaga oo horjeedaa Al-shabaab. Sarkaalkan toogashada lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yaxye Xaaji Fiile, oo loo yaqaaney waxaana ay ku eedeeyeen...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in maanta oo Isniin ah kulan xasaasi ah ku yeeshaan xaruntooda magaalada Muqdisho, iyaga oo ka dooddi doona wax ka badalka xeerka Bangiga. Arrintan ayaa dood adag ka dhax abuurtay mushtamaca Soomaaliyeed kaddib uu soo baxay war ku saabsan in sababta wax...
Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan . Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo  maanta si rasmi...
 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay'adaha dawladda , kuwa caalamiga ah iyo hay'adaha gaarka loo leeyahay. Wasaaradda maaliyadda ayaa lagu amray ,iyadoo la ogeysiiyay xisaabiyaha guud ee Puntland,guddoomiyaha hanti dhowraha guud, wasaaradaha,ha'adaha gaarka loo leeyahay iyo...
Wararka ka imanaya magaalada Baydbabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada maamulka koonfur Galbeed is hortaag ku sameeyeen kulan (Siminaar) halkaa uu ku qaban lahaa Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud. Senator   Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan Aqalka sare islamarkaana...
Kaddib doorashadii siddeedii Jannaayo 2019ka, waxaa hoos-udhacay sarifka lacagaha ee suuqyadda Puntland. Magaalada xarunta ah ee Garoowe halkii dollar ayaa waxaa lagu sarifayaa maalintii labaad 30-kun oo Shillin-Soomaali, xilli uu horey u ahaa 36-kun, si la mid ah magaalada ugu weyn ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayuu hoos u...
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgalo qorsheysan ka Fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Shabellada Hoose. Ciidamada Danab iyo Ciidamada Mareykanka ayaa Howlgalka ka fuliyay  degaanada Baladul Amiin iyo Hanti wadaag oo ka mid ah deegaannada hoostaga  degmada Janaale ee G/Shabellada Hoose. Saraakiil ka...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo xalay lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha degmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar.. Inta la xaqiijinayo ilaa Labo ruux oo ku sugnaa guriga ayaa ku dhaawacmay weerarka waxaana labada ruux la sheegay in ay ahaayeen ilaalada guddoomiyaha degmada. Sidoo kale wararka ayaa intaa ku...
Booliiska dalka Britain ayaa bilaabay baaritaan la xiriira dil magaalada Bristol Jimcihii loogu geystay wiil Soomaali ah. Wiilka ayaa lagu magacaabi jiray Bashiir Cabdullaahi, waxaana da’diisa lagu sheegay 25 sano jir taksiile ah sida ay warbaahinta u sheeegeen eheladiisa. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen...
Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah hal abuurka dhallinyarada ah ayaa maanta xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu xalay magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay suugaan uu ku dhaliilay dawladda iyo dhibaatooyin uu ku arkay xabsiyadda wadanka ku yaal. Abwaan Abees ayaa ah nin dhallinyar ah oo qurbo joog...