Qoraal laga soo saaray xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu asteeyay faah faahin ku saabsan habraac loo mari doono heshiisyada dowladda la gasho dalalka ama shirkadda shisheeye.
Qoraal ayaa lagu sheegay in hay’addaha dowladda ay reeban tahay in heshiis-yo toos ah ama si dadban ula galaan dalal, shirkado ama hey’addo ajnabi ah, iyadoo aan la raacin tallaabooyinka ku cad farqada labaad ee qodobka.
Qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha ayaa u dhignaa siddan :