Tuesday, April 7, 2020
Home facebook.com Wararka Caalamka

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag lagu tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab toogasho ku dileen saddex Macalin degmada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Iyadoo ay Taasi Dhacdey ayey Dawladda Dalka Kenya Heegan Galisay Ciidamada Amaanka,Isla Markaasna Waxey Arrintu U Muuqataa Mid aan Si Sahlan Looga...
Safaaradda Mareykanka ee UAE ayaa maanta oo talaado ah soo saartay digniin dhinaca amniga ah, iyada oo uga digtay muwaadiniinteeda xiisadaha kacsan ee ka jira gobolka. Safaaradu waxay kula talisay muwaadiniinteeda Mareykanka inay galaan feejignaan amni oo heer sare ah isla markaana aysan dhayalsan qataraha amni ee ka jira bariga...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu wadaa in uu maanta halkaa uga qeybgalo munaasabada caleemo saarka madaxweynaha mar kale la soo doortay Uhuru Kenyatta. Wafdiga madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Danjire...
Shirkadda DP World ayaa shaqaaleysiisay Ben-Menashe  oo ah sarkaal horey uga tirsanaan jiray sirdoonka Israa’iil, si ay ugu ololeeyaan maamulka madaxweyne Trump oo ka taageeraya dalabkooda ah in ay maamusho dekada ugu weyn ee Suudaan. Shirkadda ayaa saxiixday heshiis $ 5 milyan ah - oo $ 1.5 milyan oo doollar...
Booliska dalka Itoobiya ayaa la wareegay lacago caddaan ah iyo hub, sida laga soo xigtay sarkaalka ugu sarreeya booliska dalka. Howlgallo laga fuliyay gudaha iyo dibadda caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa la sheegay in lugu soo qabtey ku dhowaad $ 10 milyan oo doolar oo caddaan ah, iyo hub...
Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya, ayaa duqeeyay saldhigyo Al Shabaab ay ku leeyihiin gobolka Jubbada Hoose ee Koofurta Soomaaliya. Duqeynta ayaa ka dhacday deegaanka Kaanjaroon oo qiyaastii 60km koonfur ka xiga Magaalladda Kismaayo. Sidoo kale waxaa jira warar kale oo sheegaya in diyaaradaha ay duqeeyeen deegaanka Beer-naas, oo 60km u jira Magaalladda...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo hay’adda UNICEF, ayaa todobadkan magaalladda Muqdishu ka bilaabay Ololaha tallaalka cudurka Jadeecada. 125-kun oo carruur ah oo da’dooda ay ka yartahay 6 ilaa 59 bilood, oo ku nool xeryaha ay ku jiraan dadka Barakcyaasha ah ayaa la doonayaa in...
 Maanta ayaa lagu waddaa in la aaso Meydka Jeneraal Qasem Suleimani oo madax ka ahaa ciidamada Quds ee Iran, kaas oo uu Mareykanka ku dilay duqeyn dhanka cirka ah. Warbaahinta Iiraan ayaa sheegtay in meydka Jeneraal Qasem Suleimani la geeyay magaalada uu kasoo jeedo ee Kerman, halkaasi na lagu aasi...
  Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da. ''Markii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radio Mogadisho, balse tababar ka dib waa la qabsannay oo waxaa nala baray...
Aqalka Congress ka dalka Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah dood ka yeelanaya islamarkaana cod u qaadi doona xil ka xayuubinta madaxweyne Donald Trump iyo in kale. Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta Aqalka Wakiilada ee magaalada Washington. DC ayeey dhamaan xubnaha Aqalka Wakiilada cod u qaadi doonaan laba qodob...