Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa loo heystaa dilka Marxuum Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye 06-bishii 10-aad ee sanadii tagtay.
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa si jees-jees ah u dilay AUN Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed, waxa ayna...
Mulkiilaha Afro Deli Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa shalay oo ahayd Arbaco sheegay in ay siin doonaan Qado bilaash ah shaqaalaha u shaqeeya dawladda federaalka oo hakad ku yimi shaqadoodii & mushahaaraadkoodii dawladda dhexe ayna shaqaalahani helaynin wax lacag ah mudadaan.
Howlaha dowladda dhexe Mareykanka ayaa xiran 26 cisho ee la soo dhaafay, lama...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojineyso wada shaqeynta kala dhaxeysa maamul gobolleedyada dalka oo bilihii ugu danbeeyayba uu ka dhaxeeyay khilaaf siyaasadeed.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Beydhabo ka sheegay in xiriirka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyadu uu yahay mid ahmiyad weyn u leh daadajinta adeegyada bulshada,...
War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Al-shabaab oo looga hadlay weerarkii galabnimadii Tallaadada ay ka geysteen magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid jawaab looga dhigay waxa ay ku tilmaantay "hadalka aan xikmadda ku dhisnayn" ee Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu magaalada Al-Qudus ugu aqoonsaday...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa si adag loogu cambaareeyay weerarka lala beegsaday DusitD2 Hotel ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
“Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa uu daaha ka qaadayaa mar kale wejiga...
Inkastoo dowladda Kenya ay sheegtay in ay soo afjartay weerarkii dabley ka tirsan Ururka Al-shabaab ay ku qaadeen dhismayaal isugu jiray hotello iyo xafiisyo dowladdood, ayaa haddana waxaa la maqlayaa rasaas ka dhaceysa agagaarka goobta uu weerarku ka dhacay.
Tiro ka badan 15 ruux oo ay ka mid yihiin dad...
Waxaa isa soo taraya khasaaraha dhimasho ee weerarkii galinkii danbe ee maalintii shalay dabley ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen dhismayaal ku yaala 14 Riverside ee deegaanka Westland ee galbeedka magaalada Nairobi.
Dadka weerarka ku dhintay waxaa ka mid ah muwaadiniin u dhashay dalalka Mareykanka iyo Britain, sidoo kale waxaa iyaguna...
Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar gelinkii dambe ay dabley hubeysan ku qaadeen Hotel caan ah iyo dhismayaal ka ag dhow oo ku yaala 14 Riverside ee deegaanka Westland ee galbeedka magaalada Nairobi.
Ugu yaraan 15 ruux ayaa illaa hada la xaqiijiyay inay lagu dilay weerarka, 11 ka...
Howlgal qaatay in ka badan 12 saacadood kaddib waxaa baraha bulshada ka soo muuqday meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit hotel magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Ragga meydadkooda la soo bandhigay ayaa ka mid ahaa Afar dagaalyahan oo saacadihii ugu danbeeyay muuqaalkooda lagu soo bandhiga baraha bulshada oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxeynaha iyo xubnaha la socda ayaa ujeedka socdaalkooda wuxuu yahay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen Caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Lafta Gareen oo Beydhabo ka...


















