Daawo>Booliska Soomaaliya oo ku Guuleystay in ay Fashiliyaan Mooto Bajaaj Qaraxyo laga Soo Buuxiyey.
Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay mooto bajaaj siday qaraxyo iyo laba nin oo la socday.
Mootada iyo eedeysanayaasha ayaa laga soo qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, xilli ay doonayeen inay si qarsoodi ah ku soo galiyaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Doodishe...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kala diray golihii dhaqaalaha qaranka, kadib markii uu sheegay inuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo golahan.
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddi cusub oo ka kooban 9 xubnood oo uu hoggaaminayo Xasan Aadan Hoosow...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay fashilayeen weerar gaadma ah oo ay Alshabaab saakay waabirigii kusoo qaadeen deegaanka Burdaar ee gobalka Hiiraan.
Afhayeenka gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Caanood SONNA ayaa sheegay in ciidanka oo helay xogta qorshaha Alshabaab ay ka hortageen weerarkaasi ayna dileen 12 kamid ah Alshabaab.
Gen. Caanood...
Mareykanka ayaa sheegay inuu 17 ka mid ah Alshabaab ku dilay weerar duqayn ah oo ka dhacay deegaan qiyaastii 285 KM dhanka waqooyi bari kaga beegan magaalada Muqdisho, sagaalkii bishaan November.
War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in weerarkaan uu ahaa tallaabo looga hortagayay weeraro...
Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo agaasimaha sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka Itoobiya (NISS) Temesgen Tiruneh Dinku ayaa heshiis ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Labada dhinac ayaa ku heshiiyay, in labada sirdoon ee NISA iyo NISS, ay yeeshaan wada shaqeyn...
Wasiirka caafimaadka xukuumada Soomaaliya, Dr Cali Xaaji ayaa sheegay in maanta 9 kamid ah dhaawacyadii Qaraxii Soobe loo qaaday dalka Imaraatka Carabta, si xaaladdooda caafimaad loogusoo dabiibo.
Wasiirka caafimaadka oo ka qeyb galayay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta dowladda, ayaa ka sheegay in guddiga gurmadka qof kaste oo kamid ah dhaawacyada...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo shalay gaaray dalka Erirea ayaa maanta kulan laleh madaxweynaha dalkaas, Isaias Afwerki, si ay uga wada hadlaan dib usoo celinta ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka ku qaatay dalka Eritrea, kuwaas oo muddo ka aan ka yarayn saddex sano ku xanniban dalkaas.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kadib...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay fashilisay qorshe Al-Shabaab ay ku doonayso in ay Itoobiya uga dhigaan goob argagixiso.
Sida uu sheegay Abebe Semagn, oo ah sarkaal katirsan Itoobiya, in ka badan 100 dhallinyaro ah oo isku dayay inay dalkaas ka dhoofaan, kuna biiraan Al-shabaab ayaa ciidanka Itoobiya xabsiga u taxaabeen.
Al-Shabaab...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa si nabad ah gacanta ugu dhigay deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo ka badan 15 sano ay Alshabaab maamulayeen.
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Gen, Cabullaahi Cali Caanood, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay ciidamadu xalay magaalada Wabxo gudaheeda iyo bannaankeeda ka...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay wadanka Masar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Difaaca ee Jamhuuriyadda Ireland Simon Coveney.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kala hadlay Wasiir Simon Coveney xoojinta xiriirka Labada dal, iyadoo Jamhuuriyadda Ireland ay safka hore kaga jirto dowladihii ugu horreeyey ee hoggaankoodu ay Soomaaliya...