Monday, June 15, 2026
Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Abdi Xaashi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuur uu sheegay in lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud dalka. Guddoomiyaha aqalka sare ayaa ku eedeeyay barlamaanka aqalka hoose in ay madaxweynaha u gudbiyeen xeerkaaan, iyadoo aan lasii marsiinin barlamaanka aqalka...
Wasiirkii Hore macdanta iyo biyaha ee xukuumadii uu horkacayey Sharmarke General Cabdi qeybdiid islamarkaana soo qabtay taliyihii ciidanka Police-ka ayaa waxa uu ka jawaabay war ka soo baxay xukuumada soomaali ajnebiga Farmaajo oo ku aadanaa in aan la qaban Karin dibad baxyo iyo shirar lagu taageero go’aanada baarlamaanka TFG-da...
  Wararka Soomaaliya   Meydka gabar yar oo 12 sano jir ah oo la faraxumeeyay ayaa lagu arkay Xaafadda ku taalla Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.Dadka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka mudug ayaa usheegay wakaalada warsom iney saakay kusoo toosay Meydka gabar yar oo surka laga jaray islamarkaana kufsi arxan...
Hay'adaan uu magaceedu yahay CCD ayaa waxaa Muqdisho keenay G/Axmed Jilacow Caddow oo ka tirsanaa Inter Pool Hay'ada kala qoqobka iyo dhiirigilinta qabyaalada ee (CCD) ayaa bilooyinkii ugu dambeeyay Muqdisho waxay ka waday barnaamijyo ay ku sheegeen dhiirigilinta bulshada oo ay ka qeyb galayaan dad ka soo jeedo hal...
Xooggaga Al-Shabaab ayaa barqadii maanta qabsaday deegaanka Ceel Cali oo qiyaastii 75 km dhinaca galbeed uga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qabsashada Al-Shabaab ee Ceel Cali ayaa timid ka dib markii ay halkaasi banneeyeen ciidammada dawladda iyo kuwa Itoobiya ee halkaasi gacanta ku hayay. Aroornimadii hore ayaa ciidamada Itoobiya...
 Kooxaha Burcad badeeda Soomaaliya, ayaa 30 cisho gudahooda afduubtay saddex Doomood iyo hal Markab, inkastoo markabka markii dambe lasii daayay, wada hadal kadib. Doontii ugu horeysay ee ay afduubteen ayaa waxaa laga lahaa dalka India, waxaana saarnaa 11 shaqaale, waxaana la afduubtay iyada oo u socota magaalladda Kismaayo. Dhinaca kale, doonta...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay maanta guud ahaan fasaxday Shaqalaha Dowladda, iyadoo lagu arintaa lagu weyneeynayo munaasabadda dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2018 darteed. Qoraalka ka soo baxay Wasaarradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa arintan...
Qaabka loo doorto Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa waxay aad uga duwan tahay sida ay aduunyada kale u doorato Madaxweynahooda ama Raiisal Wasaarahooda. Caadi ahaan aduunka waxa ku guulaysta Kursiga Madaxweynaha musharaxa ugu codka badan dalkaas. Hadaba Maraykanku ma aha sidan, Madaxweynaha Dalka Maraykanka waxa doorta Electoral College, waxana mararka qaarkood dhacda...
Saacadihii ugu danbeeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa ka soo Deggay qaar ka mid ah musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya doorashada 2020-21, dhinaca kalana ah siyaasiyiin siweyn uga biyo diidan hannaanka ay dowladdu u maamuleyso doorashada. Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka laakiin hadda ah musharax u taaggan xilka madaxweynaha Soomaaliya Xassan...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay in dowladdu fasaxday Qaadkii ka imaan jiray dalka Kenya, isagoo sheegay in si kale loo fasiray hadal uu shalay warbaahinta kasii daayay. Wasiirka maaliyadda oo maanta sii daayay hadal kooban ayaa sheegay in ujeedada hadalkiisa shalay uu ahaa in ay dowladdu caddayso...