Ka Bogo Nuxurka iyo Cilmiga uu Xambaarsanyahey Buugga (Daryeel Bulsho) oo Dhawaan Soo Baxaya Sanadka Cusub 2022.

0
2808

DARYEEL-BULSHO Waa Buugg Ku
Saabsan Cilmi-nafsiga (psychology).

Wuxuu Mid Mid Kuugu Qaadaa-Dhigi Doonaa, Fahamka Aasaasiga ah ee
Cilmi-Nafsiga & Hababka Loola
tacaalo.

Buuggu Wuxuu Ku Dhiiragelinayaa
Akhristaha inuu Raaco Talooyin iyo
Tusaalooyin Cad-Cad, Kuwaas oo
Laga Soo Uruuriyay Sheekooyin La Xiriira Dabeecadaha iyo Astaamaha
Lagu Garto Xanuunadda Qaarkood
iyo Qaabka Ugu Wanaagsan ee Loola Tacaalo, Waa Qisooyin Dhab ah iyo
Farsamooyin Lagu Guuleystay.

Buuggu Waxaad Ka Heli Doontaa Sharaxaad Badan oo Kaalmo u Noqon Karta Ardayda Baraneysa
Cilmi-Nafsiga.

Waxaa intaa Dheer, isku-Dubbaridka
Daryeel-Bulsho Waa Mid Soo jiidasho leh iyadoo la Adeegsanayo Sawirro Badan iyo Shax si Fudud Loo Fahmi
Karo.

Cutub Kasta Waxaa Lagusoo
Bandhigayaa Ahdaaf iyo qorsho
Cad-Cad, Taasi Waxay Kuu
fududeyneysaa inaad si deg deg ah u Dulmarto.
Buuga waxaa la Daabacayaa Bisha

Sedexaad ee Sanadkan.