Monday, July 20, 2026
Shiikh Cali Maxamuud Raage Shiikh Cali Dheere oo Maanta Gudaha Magaalada Muqdisho Ku Qabtay Shir Jaraa'id Ayaa waxa Uu Kaga hadlaya Qodobo Dhowr ah Ka Turjumaya Waaqiciga haatan Taagan Sida Hadal ka Soo Yeeray R/wasaare Somali Americanka Farmaajo iyo Wararka Sheegaya In Dowladda Jabuuti ay Ciidamo U Soo Direyso...
Allaha U Naxriistee Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Ku Geeriyooday Abwaan Maxamed Gacal Xaayow oo Ka Mid ah Abwaaniinta Ugu Caansan Dalka Soomaaliya Marxuumka ayaa waxa Uu In Muddo ah Ku Xanuun Sanayey Gudaha Magaalada Muqdisho Taasoo Ugu dambeyntii Maanta Ugu Geeriyooday Hoyga Uu Ka Degan Yahay Degmada Wadajir ee Gobolka...
  Ciidamo fara badan oo ay Hor Kacayeen Hor Joogayaal ka Tirsan Kooxda Ahlu Sunna Iyo TFG-da Isla markaana waday Abaabulo ay Ku Doonayeen In ay Ku qabsadaan Mowlaca Macallin Nuur Ayaa fashilmay Ka Dib Markii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay Madaaficc Dhowr ah Ku Garaaceen Nawaaxiga Mowlaca Macallin Nuur Madaafiicda...
Shariif Xasan Shiikh Aadan Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Si rasmi ah U Sheegay In Bisha July ee Fooda Nagu Soo Hayso ay Dhici Doonaan Doorashooyinka Madaxtinimo Iyo kan Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Ka Dib Shir Jaraa'id Oo Uu maanta Muqdisho Ku Qabtay Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa Waxa...
Hay'adaan uu magaceedu yahay CCD ayaa waxaa Muqdisho keenay G/Axmed Jilacow Caddow oo ka tirsanaa Inter Pool Hay'ada kala qoqobka iyo dhiirigilinta qabyaalada ee (CCD) ayaa bilooyinkii ugu dambeeyay Muqdisho waxay ka waday barnaamijyo ay ku sheegeen dhiirigilinta bulshada oo ay ka qeyb galayaan dad ka soo jeedo hal...
R/Wasaare Farmaajo oo hada socdaal ku maray Dalka Mareekanka ayaa hadal uu u jeediyay dadka ku dhaqan Magaalada Mayaami ee Dalka Mareekanka ayaa sheegay in hanjabaad ay kaga timid xarakada Mujaahidiinta ee Al Shabaab ka dib dilkii Sh. Osam Bin ladin R/Wasaaraha Soomaali Amerikanka Farmaajo oo hadalkiis sii wata ayaa...
Iska hor imaadkaan ayaa geystay qasaarooyin isug jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray ciidamadii dagaalka uu dhax maray waxaana iska hor imaadkaan uu yimid ka dib markii maleeshiyaada ay isku qabsadeen lacago baad ah ee ay ka qaadaan gawaarida isticmaasha gudaha Degmada Darkeynley Inta la ogyaha waxaa iska...
Munaasabadahaan oo ahaa kuwo is qilaafsan ayaa waxaa gabi ahaanba soo qabanqaabiyay Hogaanka TFG-da waxaana munaasabadahaasi qaarkood ay ka dhaceen Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, Hotelka Saxafi, Hotelka Shaamow, Hotelka Paradise, Xarunta Haweenka Qamar iyo Meelo kalee oo ka mid Goobaha TFG-da ay ka taliso Munaasabadii ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka...
بسم الله الرحمن الرحيم   Caleema-saarkii Yuweri Musaveni ee k a dhacay Yugaandha 12 bisha aan ku jirno oo loo dhaariyay inuu markii afaraad hogaamiye ka noqdo Yugaandha waxay cadayn marag-madoonto ah u tahay sida Shacabka Yugaandha ay Raali uga yihiin aragtida guracan ee uu ku dhaqmo hogaamiyahoodu. Doorashada ay shacabka Yugaandha...
Waxaa fashil Iyo Guul darrda cad Ku Soo idlaaday hamigi Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Shisheeye ay Ku Doonayeen In ay Gacanta Ugu Dhigaan Suuqa Weyn ee bakaaraha Ciidamada TFG-da Oo Kaabaya Kuwa Shisheeye ayaa Maalintii 3-aad Waxa ay Duulaano Ku Ekeeyeen Waddooyinka Ku Hareereysan Suuqa bakaaraha Balse Ciidamada Mujaahidiinta Oo...