Xubno Ka Tirsan Dowladda TFG-da Oo Ku Kacay Fal Shareecada Islaamka Ka Baxsan

0
98

Ka Dib Markii Maanta Gudaha Magaalada Muqdisho Lagu Qabtay Xaflad Lagu Soo Dhaweynaya Wakiilka Dowladda Cadowga Ethiopia U Fadhiya Dalka Soomaaliya Isla Markaan ay Ka Qayb galeen Xildhibaano Ka Tirsan baarlamaanka Soomaaliya, Saraakiil Ka Tirsan TFG-da Iyo Kuwa Shisheeye Ayaa waxaa Madasha Xaflada Ka Dhacday Falal Ka Baxsan Diinteeda Sare Ee Islaamka

Xafladda Oo ka Dhacay Xafiiska Dowladda Cadowga Ethiopia ay Ku Lee Dahay Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya Ayaa Waxaa Halkaasi ka Dhacay Muusiibo Diineed Oo ay Ku Kaceen Haween Sheegta In ay Matalaan Hablaha Muslimaadka Soomaaliyeed laakiinse Aan U Qalmin Xitaa In ay carruurta La Ciyaaraan

Waxaa La Arkayey Canab Xasan Cilmi Oo Sheegata Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Shafka Shafka U Saareyso Niman Gaalo Ah Iyo Kuwa U Adeega Xili Uu Alle Dumarka Jirkooda Ka Mamnuucay Nimanka Xitaa Salaan Kan Qaba Mooyaane

Sidoo Kale Caasho Koos oo Iyana Ku Shaqeysa Afkaarta Canab ayaa Waxa ay Qaadeysay Tallaabo La Mid ah Midka ay Ku kacday Canab Iyadoo ayba Sii Dheereed Dhunkasho Daanka ah (Subxaanallaag) Halka Kuwa Kalena oo Haweenka Ka Mid ah ay Muujinayey Cawradooda

 

Waxaa taa Ka Sii Daran Dadkuna ay La Amakaageen Markii ay Ka War Heleen In Xildhibaanada Khadiijo Maxamed Diiriye ay Ka Mid Tahay hablaha Ku Lugta Leh Ku Dhaqanka Falal Sharciga Islamka ka Fog

Haddaba Aan Wada Fiirsano Sawiro Xog ah Oo Muujinaya Ku Xad Gudubka Diinta Islamka ee Hablahaan #-da ah ay Ku Kaceen waa Canab, Caasho Koos Iyo Xildhibaanad Khadiijo Oo Laga Soo Qaaday Xili ay isku Mashquul sanaayeen

 

+25-26-15514953/+25-2699-995641

 

 *

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office