Labada Xukuumad ee ugu dambeeyay Sharma'arke iyo Farmaajo oo Cashir Cusub laga bartay
Warbixin iyo Faalo Is Wadata
Posted On:
Tuesday 26 April 2011 (Warsom) MogadishuLabadii xukuumadood ee ugu dambeysay sida tii Sharma’arke iyo tan Farmaajo ayaa waxay noqdeen kuwa cashar cusub laga bartay oo waxay dalka ka dhigeen "Xaraash iyo xoolo...
Wasiir ka Tirsanaa Xukuumadii Cumar C/Rashiid oo isku Badalay Wariye U Shaqeeya Farmaajaha Soomaali Ameerikaanka ah
Posted On:
Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu
Wasiirkii hore ee warfaafinta Eng: C/Raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo ah Soomaali ingiriis xillina noqday wasiirka lacagta ee dowladdii Cumar C/rashiid ayaa iminka noqday wariye u shaqeeya R/Wasaare...
Guriga Hooyooyinka oo isku badalay Goobo Ganacsi iyo Meelo ay Dagan yihiin Dad Rayid ah iyo Kuwo Hubeysan Laguna Farxumeeyo Habeenka Deegaanka ku ah Halkaasi
Posted On:
Tuesday 26 April 2011 (Warsom) MogadishuGurigaan hooyooyinka ayaa wuxuu yahay guri fac weyn leh ayna ku shaqeyn jireen hooyooyinka Soomaaliyeed waxaana iminka halkaasi xarumo...
Faras Magaalaha Muqdisho oo shisheeye ku habsadeen
Posted On:
Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu
Sanadahii ugu dambeeyay ayaa magaalada Muqdisho waxay noqotay goob ay ku habsadeen shisheeye soo duulay ay ku habsatay gaar ahaan goobaha bilicda magaalada Muqdisho lagu yaqaano halkaas oo fariisimo ka dhigteen ciidamo shisheeye oo gaalo Afrikaan ah...
Raxmada Ilaahey oo Xalay Lagu Diirsaday Ayaa Waxay Ka Da'day Deegaano Ka Tirsan Walaayada Bay iyo Bakool
Posted On:
Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu
Roobab xoogan oo dadka iyo duunyadaba ay ku diirsadeen ayaa xalay ka da'ay deegaano hoos yimaada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool dadka halkaasi ku sugan ayaa u...
Hambalyo Hambalyo Webka Wararka Soomaaliya Warsom.com oo Hawada Soo Galay
Posted On:
Monday 25 April 2011 (Warsom) Mogadishu Somalia
Mar Kasto Iyo Meel Kasto Kala Soco Warar Xaqiiqda Ku Saleysan oo Aan Leex Leexad Lahayn Xitaa Wararka aysan Ku Dhiiran Karin warbaahinta kale Kala Soco mar Walbo Warsom.com
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max'ud...
Madaxweynaha Libya Qadaafi oo La Tuhunsan Yahay In uu Geeriyooday Ama Uu Dhaawacan Yahay
Posted On:
Monday 25 April 2011 (Warsom) Mogadishu Somalia
Wararka Laga Helaya Dalka Libya ayaa Sheegayaa In Diyaarada dagaalka Ciidamada Nato ay Saakay Duqeyey Hoy La Tuhun San yahay In uu Ku Jiray Madaxweynaha Dalka Libya Mucamar Al...
Beesha Jijeele oo Hub Fara Badan Ku Wareejisay Wilaayda Hiiran
Posted On:
Monday 25 April 2011 (Warsom.com) Mogadishu
Munaasabad Maanta ka Dhacday Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran Isla markaan ay isugu Yimaadeen Madaxda Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee Gobolka Hiiran Iyo Odayaasha iyo Wax Garadka Beesha Jijeele ayaa waxaa Hub...
Qab Qablayaashii Dhacay Hantida Dekedda Muqdisho oo Sameystay Musharax U Taagan Xilka Madaxtinimo Ee Soomaaliya Posted On:
(Warsom.com) Mogadishu Somali
Monday 25 April 2011
Qab Qablayaashii Dhacay Hantida Shacabka Muslim ee Soomaaliyeed ee Dekedde Muqdisho ayaa Waxa ay Mar ale Ka Soo Muuqdeen Masraxa Siyaasada Soomaaliya Waxa ayna Haatan Qorsheynayaan In ay...
Beesha Jijeele oo Hub Fara Badan Ku Wareejisay Wilaayda Hiiran
Posted On:
Monday 25 April 2011 (Warsom.com) Mogadishu Somalia
Munaasabad Maanta ka Dhacday Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran Isla markaan ay isugu Yimaadeen Madaxda Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee Gobolka Hiiran Iyo Odayaasha iyo Wax Garadka Beesha Jijeele ayaa waxaa...








