TV-gii Aflagaadeyey Nabi Max-ed SCW Oo Ku Guuldareestay Hagardaamo Oo Uu Ladamacsanaa Maamulka Royal TV iyo Wariye Xuseen Nuur Geesey oo xabsiga Loo Taxaabay.

0
58

Kadib marki mudo labo cisho ah xabsiga ay maamulaan BS-ta TFG-da lagu hayay agaasimaha TV-ga Royal Cusman Max’ed Cali (buuwe) iyo ku xigenkiisa Nuur Max’ed Barre ayaa baaritaano BS-ta ku sameyeen lagu wayay been abuur ay si wadajir ah u sameyeen maamulaha TV-gii aflagaadeeyay nabi Max’ed SCW Oo lagu magacaabo Axmed iyo jaajuus ka mid ah wariyayaasha magaalada muqdisho oo lagu magacaabo Xusen Nuur Geesey ayaa waxayna ku edeyeen maamulka TV-ga Royal in ay la shaqeyan Mujaahidinta Shabaab iyagoona doonayay in la dhibaateyo Maamulka iyo shaqaalaha TVga Royal waxaana dib xuriyadooda u helay agaasimihii Tv-ga Royal iyo ku xigenkiisa waxaana badalkooda xabsiga la dhiga wariye Xuseen Nuur Geesey oo u adeegayay maamulaha Tv-ga aflagaadeyey Nabi Max’ed SCW ee universal waxaana wali BS-ta ay ku hoolanyihiin sidii talaabo looga qadi lahaa Axmed Abu-bakar oo ah maamulaha tv-ga Universal waxaana arimahaani ay ugu gol’lahaayeen saamen ay u geestaan Tv-ga Royal oo ka mid ah tv-yada ku hadla afka soomaaliya waxana layaab leh in warbaahinta qaarkood ay u dhaqmaan qaab mooryaanimo ah

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)