Thursday, August 27, 2026
Saraakiil ka socday bangiga Adduunka oo Muqdisho soo gaaray, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska Dowladda Somalia, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir. Ujeeddada kulanka, ayaa ahayd in laga Wada-hadlo sidii Hay'adaha Bangiga Adduunka ay Muqdisho uga fulin lahaayeen Mashaariic Dib...
Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee QM – UNHCR, ayaa sheegtay inay 13,800 oo Soomaali ah ka daad guraysay xeryaha Dhadhaab kuna ku celisay gudaha dalkooda December 2014 illaa April 28 ee sanadkan. Qoraal kasoo baxay Xafiiska QM Arrimaha Qaxootiga, ayaa lagu sheegay inay Hay’addu  7,703 Qaxooti Soomaaliyeed ah dib u celisay...
Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Kuwati, isla markaana ah ku simaha Ra’iisul Wasaaraha, Sheikh Sabah Al-Khaled - ayaa mar kale ku celiyay inay ka go’an tahay inay Somalia ka caawinayaan la-dagaalanka kooxaha Argagaxisada ah. Sh. Sabah Al-Khaled, ayaa Hadalkan ka sheegay kulan uu Magaalada Kuwait kula yeeshay wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada kaga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga danjireyaasha dalalka Jamhuuriyadda Korea (Koonfuur Korea) iyo Dalka Switzerland. Xasan Sheekh ayaa ugu horreyn Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomaya Safiirka Koonfurta Kuuriya, Mr Young Dae Kwon. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan iyo Dae Kwon ayaa kawada hadlay xiriirka labada dal,...
Wali waxaa la maqlayaan Rasaas ay is-weydaarsanayaan malleeshiyo beleed ku dagaallamaya xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Ilo kala duwan oo ku sugan xaafadda lagu dagaalamayo ayaa inoo sheegay in tiro ka badan afar qof oo Rayid ah ku dhinteen dagaalka, halka dhinaca kalana dhaawacu ka badan...
Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta ka sheegey munaasabad lagu weyneynayey 15ka may taas oo ay soo qaban qaabiyeen Xisbiga DALJIR garabka dhalinyarada in ay ku dhawaaqi doonaan dibad bax nabadeed oo ka dhan ah hugaanka iyo xukuumada dalka. Gudoomiyaha isbaheysiga xisbiyada siyaasadda soomaaliya ahna gudoomiyaha xisbiga USP Siciid Jaamac...
Somalia waxay lacag adag ku bixisaa ka Ganacsiga qaadka oo uga yimaada dalka Kenya, si ay Qaadka uga soo iibsato ayay ku bixisaa lacag kaash ah; waxaana ka faa’iideysto dal kale oo il-dhaqaale ay u tahay lacagtaas. Waa dhibaatadda ugu weyn ee xagal-daacisay kobaca dhaqaalaha dalka waana taas sababta dadka...
Xoogagga Al-shabaab, ayaa lagu waramayaa inay weerar xoogan xalay ku qaadeen fariisimo ciidammada dowladda iyo kuwa howlgalka Midowga Afrikaa ee AMISOM ku lahaayeen deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Goob joogayaal aan xiriir la sameynay ayaa inoo sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab dhowr jiho ka soo weerareen fariisimo ay ku...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud ee QM, ahna isku-duwaha duwaha gargaarka Aadaminimo ee Somalia, Peter De Clecq. Xasan Sheekh iyo De Clecq, ayaa kulankooda kaga hadlay Shirka Caalamiga ee Arrimaha Gargaarka Aadminimada Caalamka oo Todobaadka dambe ka dhacaya Magaalada Istanbul...
Iska-horimaad Sababay dhaawacyo ayaa Maanta ku Dhex-maray bartamaha magaalada Nairobi ee xarunta Waddanka Kenya Ciidamada booliiska iyo Dibadbaxayaal taageersan isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD. Rabshadahaan, ayaa yimid kaddib markii Taageerayaasha Mucaaradka Kenya ee CORD ay mudaaharaad ka billaabeen illinka hore ee Xarunta Guddiga Doorashooyinka Kenya ay ku leeyihiin Nairobi, iyadoo...