Wednesday, August 26, 2026
Ciidanka Kumaandooska Somalia,  AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah, ayaa saakay weerar qorsheysan ku beegsaday deegaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howl-galkan, ayaa waxaa ka qayb qaadanayay Diyaarado kuwa Qummaatiga u kaca ah ee Helicopters-ka, waxaana dagaal muddo socday uu dhexmaray Al-shabaab iyo ciidamadan huwanta ah, iyadoo la sheegay in Al-shabaab...
Sanad kasta Maanta oo kale, waxaa Soomaaliya laga xusaa Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed, Taasoo lagu Maamuuso Aasaaskii Ururkii SYL ee Gobonimo-doonka ahaa. Xafladda 15-ka May maalinta oo lagu qabtay dhismaha taallada SYL, waxaa ka qayb-galay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Somalia, dhallinyaro iyo dhinacyada kale...
Ayadoo maanta ay ku beegantahay maalinta dhalinyarada islamarkaana ku asteeysan maalintii la aasaasay ururkii gobonima doonka dhalinta Soomaaliya ee usoo halgamay xoriyadda dalka ayaa waxaa maanta munaasibad lagu xusayo lagu qabtay magaalada Kismaayo. Munaasibaddan oo uu soo qabanqaabiyay ururka dhalinyarada Jubaland ayaa ahayd mid aad u ballaaran, ayadoo boqollaal dhalinyaro...
Wafdi uu Hoggaaminayo Ra'iisul Wasaare ku Xigeenka XF Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte - ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud oo haatan ah xarunta KMG ah ee Maammulka Galmudug. Xubnaha Wafdiga RW ku xigeenka, ayaa waxaa ka mid ahaa; Wasiir ku-xigeenka Amniga, Taliye ku-xigeenka Booliiska iyo Saraakiil ka tirsan...
Xisbiga Siyaasadeed ee GURMAD, ayaa xalay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ku daah-furay ololaha ka Qayb-galka Doorashada lagu wado inay Soomaaliya ka dhacdo Daba-yaaqada Sannadkaan lagu jiro ee 2016-ka. Dr. C/naasir Maxamed oo ka mid ah Xubnihii Aasaasay Xisbiga Gurmad, Isla markaana ah Dhakhtar Soomaliyeed iyo ganacsade muddo fogna ku...
Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maanta oo Axad ah dib u billowday duullimadyadii ay ku imaan jirtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii ay hakad galeen horraantii bishii Feberaayo ee Sannadkan. Maanta ayay diyaarada Turkish Airlines kasoo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Rakaabkii u Horreeyay tan iyo markii ay duulimaadyada joojisay,...
Kenya ayaa sheegtay inay ciidamadeedu hawl-gal ka dhan ah Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya ku dileen 10 xoogaggooda ka tirsan, sidoo kalena ay ku dhigeen gacanta 36 kale. Millateriga Kenya ayaa sheegay in hawl-galka lagu dilay xoogaggan Al-shabaab ka tirsan uu qayb ka yahay hawl-gallo sagaalkii bilood ee lasoo dhaafay laga...
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xilligii Dowladdii Sh. Shariif Sheekh Axmed, ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia, C/samad Macallin Maxamuud ayaa ka hadlay Guddi RW Soomaaliya uu u magacaabay dhawaan eedo loosoo jeediyay Hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Somalia. Xildhibaan C/samad ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali...
Dowladda Nigeria, ayaa Marti-gelinaysa shir looga hadlayo Ammaanka, kaasoo maanta furmay, waxaana ujeeddadiisa lagu sheegay sidii loosoo af-jari lahaa khataraha ka imaanaya kooxda Boko Haram, iyadoo ay sii kordhayso astaamaha isku soo dhawaanaha wada-shaqeynta Millateri ee quwadaha Gobolka iyo taageerada caalamka. Madaxda Wadamada jaarka la ah - Nigeria ee Benin, Cameroon,...
Tababar muddo saddex casho ah socon doona, ayaa Maanta waxaa Muqdisho looga furay shaqaalaha ka socda wasaarada Arrimaha dastuurka Somalia, Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka qabyada ah ee Somalia iyo Shaqaalaha la shaqeeya Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka. Agaasimaha wasaarada Arrimaha dastuurka, Maxamed Abukar Zubeyr oo tababarka furay, ayaa...