Thursday, August 27, 2026
Muqdisho, ayaa Waxaa maanta ka dhacay Dibadbax lagu Taageerayo Xuquuqda Gobolka Banaadir uu ku leeyahay Baarlamaanka Sare ee lasoo dhisi doono, kaasoo ay ka qayb-galeen boqollaal shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Banaadir. Dibadbaxan ayaa waxaa kaloo ka qayb-galay xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Somalia,...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in Xubnaha Golaha Amaanka ee QM uu u xaqiijiyey inay doorashadu ku dhacayso xilliga loogu Talo-galay oo ah bisha August ee Sanadkaan lagu jiro ee 2016-ka. Xasan Sheekh, ayaa hadalkaan ka jeediyay Muqdisho oo Maanta uu Danjireyaasha Dalalka Xubnaha ka ah Golaha Amniga ee...
Wasaaradda dastuurka Xukuumadda Somalia ayaa shalay Muqdisho ka furtay Tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga iyo ka qayb-galka bulshada ee dib u eegista Dastuurka. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda EISA ayaa waxaa waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka, sida haweenka, Dhallinyarada, Aqoon-yahanno culumaa’udiinka iyo waxgarad. Agaasimaha...
Senetarka Garissa, Mudane Yuusuf Xaaji ayaa sheegay in qaqootiga oo qasab lagu celiyo laga yaabo in in badan oo ka tirsan qaxootigaa ay arintaasi ku keento inay ku biiraan Daacish iyo Alshabaab. Wuxuu arintaasi sheegay Isniintii mar meel lacag madraso loogu uruurinaayay u ka hadlay. Wuxuu gaashaanka u daruuray in...
Baarlamaanka Somalia ayaa baajiyay maanta kulan lagu meel-marin lahaa Heshiiskii Doorashada Sannadkaan, kaddib markii uu muran ka dhashay Xubnaha Gobolka Banaadir ay ka helayaan Baarlamaanka Sare ee lasoo dhisi doono. Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa warsom u sheegay in madaxda Puntland ay diideen in toddoba xubnood la siiyo Gobolka...
Shir jaraa’id oo ay maanta wadajir ugu qabteen Degmada Beledweyne illaa afar duub dhaqameed, ayeey wadda jir ugu baaqeen dhinacyada ku dagaallamaya xaafadda Howl-wadaag in ay sidda ugu dhaqsiyaha badan u joojiyaan xabada. Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, Ugaas Cali Ugaas Max’ud Ugaas Shafeec , Ugaas Cali Ugaas Xassan Ugaas Raage...
Tiro Muwaaddiniin Soomaaliyeed ah oo Dalka Norway galay sannadihii 1990-kii illaa 2000, ayay Xukuumadda Norway waxay si Rasmi ah ugala laabatay Sharciyadii degenaashaha dalkeeda, iyadoo kuwo kalena loo diiday inay mar kale u cusbooneysiiso sharciyadii ay ku deggenaayeen Waddankeeda. Xukuumadda Norway, ayaa sheegtay in Tallaabadan ay qayb ka tahay Qorshayaasha...
Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan loogu xusay maalinta Madax-bannaanida Somaliland oo ku beegan sannad-guuradii 25-aad ee ka soo Wareegtay maalintii Somaliland ku Dhawaaqday inay Somalia ka Go’day 18/5/191. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa maanta kala qaybgalay xuska  sanad guuradda 25aad eek as oo wareegtay...
Dalka Yemen waxaa uu ka mid yahay dalalka aadka looga ruugo khaadka ama jaadka. Jaadka dalalka aad looga cuno ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah dalkeena Soomaaliya ayadoo eed ballaarani ay ka timaado cunidiisa oo uu caafimaadka iyo nolosha qoyska labadaba uu waxyeeleeyo. Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa...
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Inj. Saalax Shiikh Cismaan ayaa ka Warbixiyey Safar uu ku tagay Magaalada Rabaad ee xarunta dalka Marooko, halkaasoo uu kaga qayb-galay shirka horumarinta Magaaleynta ee Qaaradda Afrika, kaasoo socday 11-12 Bishaan. Qabashada shirkan ayaa salka ku haysay, kaddib markii la ogaaday...