Monday, September 7, 2026
Guddoomiyaha mashruuca ARAGTO-IFISO ee isbaheysiga ururada bulshada rayidka ah Xassan Shire Sheekh ayaa  walaac xoog leh ka muujinaya dhaq-dhaqaaqyada musuq-maasuqa ee la xiriira ololaha doorashooyinka madaxweynaha iyo xildhibaanada baarlamaanka iyo weliba si qaldan u maamulida hantida daweynaha. Wuxuu sheegay in maamlmihii ugu dambeeyay ay ARAGTO-IFISO soo gaaray cabashooyin la xiriira...
Waxaa jirta cabsi laga qabo rabsho dhacda xilliga doorashada guud ee Kenya sanadka dambe.   Dadka Kenyanka ah ayaa wali aad uga cabsi qaba inay dhacdo rabshad la mid ah tii Kenya ka dhacday 2007-2008 kadib markii doorashadii madaxweynenimo lagu murmay. In ka badan kun qof ayaa la ogsoon yahay in...
-Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka muujiyay hanaanka doorasho ee dalka. Ra'iisal wasaare Sharm'arke, ayaa sheegay in wax walba u socdaan siddii loogu tallagalay, islamarkaana uu rajo wanaagsan ka qabo in doorashada waqtigeeda ku dhacdo. Cumar C/rashiid...
Mas'uuliyiinta ka tirsan maamul gobolleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa midba kan kale ku eedeeyay in ay jabiyeen hishiiskii xabad joojinta labada dhinac ay ku gaareen dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta, kaddib dagaal shalay ka dhacay Gaalkacyo. Dagaalka oo labada dhinac ay isku weydaarsadeen hub culus, ayaan ilaa iyo hadda la ogeyn...
Mas'uuliyiinta ka tirsan maamul gobolleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa midba kan kale ku eedeeyay in ay jabiyeen hishiiskii xabad joojinta labada dhinac ay ku gaareen dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta, kaddib dagaal shalay ka dhacay Gaalkacyo. Dagaalka oo labada dhinac ay isku weydaarsadeen hub culus, ayaan ilaa iyo hadda la ogeyn...
Munaasabad casho sharaf  ahayd oo xalay loo sameeyay wariyeyaasha taasoo ku beegneyd taariikhda Miilaadiga maalinta soo af jarida ha arkin ha maqlinta xadgudubyada ka dhanka ah saxafiyiinta ee caalamiga ah oo shalay ku beegneyd ayaa waxaa Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay uu ugu baaqay ummada Soomaaliyeed in...
Maamulka Puntland, ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ku aadan Heshiis Hor-dhac ah oo ay Dalka Imaaraadka Carabta ay uga gaareen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Colaadda Labadan maamul u dhexeysa ee ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Haddaba, AKHRISO; War-murtiyeedka ku Aaddan Heshiiska Colaadda Gaalkacyo;
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa shaqada ka eryay taliyihii ciidanka nabad-ilaalinta QM ee ka Hawl-gala dalka Koonfurta Suudaan. Taliyaha la eryay, ayaa lagu eedeeyay in ciidamada uu hoggaamiyo ay ku guul-darreysteen inay bad-baadiyaan dad shacab ah oo lagu weeraray xero ay leedahay Qaramada Midoobey bishii July...
Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa maanta war murtiyeed soo saartay kaasoo ay ku taageereyso maalinta caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu soo afjaro ha arkin ha maaqlinta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta. " Maalinta caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu soo afjaro ha arkin ha maaqlinta dambiyada ka...
Wararka xiligan naga soo gaaraya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in maalintii labaad halkaa laga maqlayo dhawaqa madaafiic culus oo degmada uga so dhacaya dhinaca badda. Madaafiicdan ayaa loo maleynayaa in ay soo ridayaan maraakiib dagaal oo waayadii ugu danbeeyayba ku sugnaa xeebaha gobolka Bari, gaar ahaan xeebta...