Bayaan ku saabsan heshiiska colaada Gaalkacyo oo Puntland soo saartey.

0
556

Maamulka Puntland, ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ku aadan Heshiis Hor-dhac ah oo ay Dalka Imaaraadka Carabta ay uga gaareen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Colaadda Labadan maamul u dhexeysa ee ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Haddaba, AKHRISO; War-murtiyeedka ku Aaddan Heshiiska Colaadda Gaalkacyo;