Monday, September 7, 2026
Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay, in ka badan 30-qof oo kalena way ku dhaawacmeen Qarax culus oo maanta ka dhacay Dibadda Saldhig Booliis oo ku yaalla Magaalada Diyarbakir ee Koonfur-bari Dalka Turkiga, saacado kaddib markii ay booliisku ay xireen madaxda xisbiga saddexaad ee Baarlamaanka Dalka Turkiga ugu...
Wakiilka QM ee Arrimaha Somalia Danjire Michael Keating, ayaa soo dhaweeyay heshiiska lagu joojinayo Colaadda Magaalada Gaalkacyo ee ay Magaalada Abu-Dhabi ku kala Saxiixdeen; Madaxweynayaasha Puntland, C/weli Gaas iyo Galmudug, C/kariin Xuseen Guleed kala saxiixdeen. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska QM ee Somalia, ayaa lagu sheegay in labada madaxweyne ay ku...
Waxaa Dar-dar xoog leh yeesha Ololaha Doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa. Musharraxiinta; Hillary Clinton iyo Donald Trump Waxay Gobollada natiijada Noorashada go'aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda. Labada musharrax waxa ay su'aalo ka keenayeen sida mid kastaa uusan dalkaasi u maamuli karin. Trump...
In ka badan 800 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada Kenya ee KDF ayaa shaqadoodii militarinimo isaga tagay tan iyo sanadkii 2011 markii ciidamada KDF loo diray daakhilka Soomaaliya. Sidaa waxaa xaqiijiyay Agaasimaha Dacwad-oogaha KDF Kenneth Okoki Dindi. Wuxuu intaa raaciyay in asbaab kala duwan ay ciidamadaasi shaqooyinkoodii militari uga...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ee Waddanka Imaaraadka Carabta ay ku kala Saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay labada Madaxweyne ee maamulad Galmudug & Puntland inay sida uu yahay...
Maxamed C/raxmaan  Nadiif waa xildhibaan hore u soo marey barlamaanka soomaaliya,hadana ah Musharax ka sharaxan Jubaland,waa aqoon yahan heysta shahaado sare,waa Deeqsi aan lagu aqoon si xun wax u doon ku mashquula Mooshin laaluush lagu qaato. Musharax NADIIF waa nin nadiif ah sida magaciisa ka muuqata,Waddeni dalkiisa jecel,ka xishooda waxa...
Waxaa dhulka hoose laga soo saarey meel magaalada muqdisho ka mid ah Sawir, raad muujinaya in taariikh fog oo qadiimi ah ay ka dhaxeyso Masaarida iyo soomaalida,waxaana caddeyn u ah qalab taariikheedkan la yaabka leh. Waa qalab ka sameysan Maar iyo Qalin uu ka dhex muuqdo sawirka Boqoradii Faraaciintii Masar...
Hay'ada u dooda xuquuqul Aadamiga ee Amnesty International, ayaa sheegtay in Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ay jir-dil u geystaan muhaajiriinta Tahriibka ku gala dalkooda, isla markaana koronto ay ku qabteen tiro badan oo tahriibayaal ah. Inkastoo Talyaanigu uusan jawaab deg-deg ah ka bixin eedeynta hay’addan, ayaa haddana Waxaa la sheegay...
Maamulka Galmudug ayaa War-Murtiyeed uu soo saaray manta kusoo dhaweeyay Heshiis Hordhaca ahaa ee maalin ka hor Hogaamiyeyaasha Galmudug iyo Puntland ay ku Gaareen Imaaraadka Carabta, kaas oo ah mid lagu Joojinayo colaadda ka socota Gaalkacyo. Haddaba, AKHRISO War-murtiyeed uu Maanta soo Saaray Maamulka Galmudug;