Taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha dawlada federalka soomaaliya G/sare Maxa'd Aadan Jimcaale KOOFI iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa ka degey xarunta kmg maamulka Galmudug isagoo hawlo shaqo u tegey halkaas.
Taliyaha ayaa u kuur gelaya hawlaha socdaal ee garoonka diyaaradaha magaalada cadaado maadaama ay isku xiranyihiin garoomada dalka ayna ka...
Iyadoo ay jirto cabsi laga qabo in mar kale uu dib u dhaco jadwalka doorasho ee dalka, ayaa dhinaca kale waxaa soconaya diyaar-garoow dowlad gobolleedyada qaar ugu jiraan soo xulista xubnaha aqalka hoose, kaddib markii inta badan ay soo dhameystireen xubnihii aqalka sare.
Afhayeen u hadlay guddiga doorashada heer dowlad...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa shalay xarigga ka jaray xaruntii ciidamada cirka Somalia ee Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho.
Xsan Sheekh, ayaa u mahadceliyey shaqsiyaadkii suuro-geliyay in xarunta Ciidamada Cirka Somaial dib loo Hawl-geliyo ku na dhiirri-geliyey ciidanka in la sii joogteeyo dib-uhabeynta hay’adaha Amniga.
“Waxaan si gaar ah ugu mahad-celinayaa...
Ciidammada dowladda Ciraaq oo maalmihii ugu danbeeyayba dagaal xoogan kula jira kooxda Daacish, ayaa ugu danbeyntii u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo ka mid ah magaalada Mosul oo ah saldhigii ugu weynaa kooxda ISIS.
Ciidammada isbaheysiga ee dalkaasi Ciraaq ayaa u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo...
Mas'uuliyiinta labada dowlad gobolleed Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac oo lagu soo afjarayo colaada Gaalkacyo ku gaaray magaalada Abu Dubai, waxaana hishiiskan goob joog ka ahaa madaxda dowlad gobolleedyada dalka.
Qodobada labada maamul ay ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah in xabada la joojiyo, islamarkaana dadka ku barakacay...
Baarlamaanka dalka Itoobiya, ayaa meel-mariyay Wasiirada Cusub ee Itoobiya oo RW Hailemariam uu isku shaandheynta ku sameeyay, Wasirradan oo magacaabidooda ay imaanayso iyadoo waddankaas dhawaan la geliyay xaalad Deg-deg ah.
Wasiirrada Cusub ee Dalka Itoobiya oo ka kooban 21 Wasiir, ayaa Waxaa ku jira Wasiirro cusub, iyadoo xilalkii laga qaaday...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM si rasmi ah maanta looga wareejiyay xarunta madaxtooyada maamulka Galmudug.
Dhawaan ayeey aheyd markii degmada Cadaado la geeyay ciidamo ka socda dowladdaha Burundi iyo Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM si...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa xil ka qaadis ku sameeyay mas'uuliyiin ka tirsanaa xukuumadiisa dhinaca kalana siyaasad ahaan aad ugu dhawaa.
Ra'iisal wasaaraha ayaa is badal looga gon leeyahay in lagu dajiyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan dalkaa ku sameeyay gollihiisa wasiirada isaga oo shaqdii ka eryay wasiiro aan...
Guddiga Federaalka Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee 2016-ka, ayaa ka hadlay kormeerro ay ku tageen qaar ka mid ah deegaannada ay doorashooyinku ka dhici doonaan iyo sida ay u socdaan diyaar-garowga doorashada.
Haddaba, War-saxaafadeed uu Guddigu soo saaray ayaa wuxuu u Qornaa Sidan:
Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee Federaalka (GFHDD) oo Gudanaya...
C/llaahi bashiir waa arday ku dhashay Maraykanka Wuxuuna kaga Qayb-galay Dalka Sacuudiga tartanka Qur’aanka ah ee Caalamka ee boqor Abdiaziiz, isagoo ka galay Kaalinta 5-aad, waxaana ka Qayb-galay tartankan 147-arday oo ka kala yimid Caalamka oo dhan, iyagoo wareegii kama Dambeysta ahaa ay u soo baxeen 70-arday oo C/llaahi...

















