Maxamed C/raxmaan Nadiif waa xildhibaan hore u soo marey barlamaanka soomaaliya,hadana ah Musharax ka sharaxan Jubaland,waa aqoon yahan heysta shahaado sare,waa Deeqsi aan lagu aqoon si xun wax u doon ku mashquula Mooshin laaluush lagu qaato.
Musharax NADIIF waa nin nadiif ah sida magaciisa ka muuqata,Waddeni dalkiisa jecel,ka xishooda waxa maanta dad badani sameynayaan,waa nin ku wanaagsan metelaadda shacabka uu xildhibaanka u yahey ee halla DOORTO maanta si uu u ilaaliyo sharafta iyo karaamada beeshu ku dhex leedahey gudaha dalka iyo debedaba.
Musharax Nadiif ku kalsoonoow waa nin lagu aamini karo metelaada Beesha iyo dadka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan,maahan nin u adeegaya koox ama shaqsi oo dantiisu ka weyntahey midda guud ee qaranka sida HEBELLO QAARKOOD ee doorta kuna doorta Aqoon,Karti,Ammaano iyo Balan insha allaah.
warsom2011@gmail.com







