WAR DEG DEG AH:qax goor dhaw ka dhacey taalada Sayidka oo warar badan aan weli laga helin.

0
370

Qarax aad u xoog badan oo aan la ogeyn khasaaraha uu geystey ayaa goor dhaw ka dhacey meel wax yar u jirta halkii ahaan jirtey Taaladii Sayidka,qaraxa kadib ayaa la maqlayaa dhawaqa gawaarida dhaawaca qaada,waxaana isla markiiba isku gadaamey goobta ciidamada Amniga.

Illaa iyo hadda khasaaraha war looma hayo,waxaana lagu soo waramayaa in qaraxu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey kaas oo aan si rasmi ah loo ogeyn halka ama goobta bar tilmaameedku ahaa.

Ugu danbeyntiina wixii kusoo kordha qaraxaas iyo khasaarihiisa dib ayaad uga bogan doontaan insha allaah,waxaadna ka dheehan kartaan WARSOM WARAR DEG DEG AH.

WARSOM2011@GMAIL.COM

beccosalaam-banktabaarak