Saddex qof ayuu xalay qaatay Daadad waaweyn oo uu dhaliyey roob ka da’ay magaaladda Hargeysa, waxaana la badbaadiyey 48 qof iyo 34 gaadiid ah.
Roobaabweyn ayaa illaa xalay iyo saaka ka da’ayey magaaladda Hargeysa iyo hareeraheeda, waxaanay roobabkaasi keeneen khasaare dad iyo duunyaba iskugu jira.
Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa...
Baarlamaanka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmi ah u meelmariyo ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya oo loo dhaarin doono in uu noqdo Abiy Ahmed oo dhawaan loo doortay guddoomiyaha Xisbiga tallada dalkaasi haya ee EPRDF.
Abiya oo ka soo jeeda Qowmiyada Oromada ayaa badali doona ra’iisal...
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira,ayaa war kasoo saaray weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Waxaa uu sheegay in Ciidamada ay si adag ula dagaalameen Al-Shabaab , islamarkaana ay ka guuleysteen kuwaa soo weeraro is xig-xigay ku qaaday degaanada...
Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijinayaa in ay ku dhinteen darbi ku soo dumay dhismaha Mall laga hergalinayo Agagaarka KM4 magaalada Muqdisho.
Shaqaalahan ku howlanaa dhismaha mid ka mid ah darbiyada Mall-kan ayaa mar kaliya waxaaa ku soo dumay darbiga taasoo keentay in ay halkaa ku nafwaayeen, sidoo kale...
Inta badan Xildhibaannadii Golaha Shacabka ee waday mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shaaciyay in aysan jirin ka tanaasulid ku aadan mooshinkii ay wadeen.
Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa socday dadaalo la doonayay in lagu dhameeyo khilaafka ka dhax taagan golaha Golaha Shacabka Soomaaliya, walow...
Wararka ka imanaya deegaan lagu magacaabo Kaamjiroon oo 25km dhinaca Galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in duqeyn shalay halkaa ka dhacday ay ku dhinteen saddex ruux oo rayid ah halka Afar ruux kalana ay ku dhaawacmeen dadkan oo dhamaantood ka soo jeeda hal Qoys.
Dadka dhaawacmay ayaa la...
Wararka xiligan naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar culus oo ku bilaawday Qarax Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka Buula-Mareer.
Goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqleen qaraxyo xoogan loo maleynayo in ahaayeen ismiidaamin laga maqlay agagaarka saldhiga ciidamada AMISOM.
Al-Shabaab sheegtay...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay 24 masuul oo iskugu jiray kuwo cusub iyo kuwii hore usii joogay oo uu dib u magacaabay.
Mas'uuliyiintan la magacaabay ayaa u badan agaasimeyaal guud, waxaana markii hore xilka hayey masuuliyiintii hore ee la shaqaynayey madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.
Sidoo kale,waxa xilkii...
Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan ciidanka Burundi ay isaga baxeen deegaanka Cali Fool-dheere oo saldhig ku lahaayeen.
Ciidamada AMISOM ayaa gebi ahaanba soo faarujiyay deegaanka Cali Fooldheere oo qiyaastii illaa 20KM u jirta Mahadaay.
Goob-joogayaal ku sugan...
Ciidamada amniga ee dowlada Federalka Soomaaliya ayaa xalay Howlgalo Baaritaanno ah oo lagu xaqiininayo amaanka ka sameeyeen labo degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir.
Howl galada ayay ciidamadu ka sameeyeen dagmooyinka Shibis iyo Xamar-Weyne ee gobolkaan Banaadir waxayna ka dambeysay kadib markii sida la sheegay ciidamo nabad sugid ah Bam...

















