Saturday, September 5, 2026
Kulan ay maanta isugu yimaaden Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya,uuna shir gudoominayey Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaalieed ayaa waxaa looga hadley Xaalada Dalka Soomaaliya,waxaana dood iyo Falaqeyn kadib laga soo saarey Qodobadan:- 1 Tan iyo markii la doortey Madaxweynaha Qaranka Soomaaliyeed waxaa aad usoo batey Dilal iyo dhagaro shacabka Hantidiisa lagu...
– Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa ku guuleystay in si nabad-galyo ah ay ku qaadaan, Bam-gacmeed la dhigay afar irdoodka Suuqa-Xamarweyne ee magaaladda Muqdishu. Saraakiisha Nabadsugidda, ayaa xiray goobtii la dhigay qaraxa, waxaana ay bilaabeen howlgallo mudo kooban. “ Suuqa waxaa ka bilaawday kala carar, iyadoo goobaha ganacsiga ay furanyihiin, ilaa ciidamadda...
Arbacadii todobaadkii hore aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii codka kalsoonida uu ka helay xildhibaannada baarlamaanka ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Tan iyo wixii waqtigaa ka danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya kulamo iyo wada tashiyo la xiriira dhismaha xukuumada cusub ee laga sugayo ra’iisal wasaaraha codka...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka taagan gobolada dalka Somaliya, xilli dadka iyo duunyada haraad iyo gaajo ay u geeriyoonayaan. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka Recep Tayyip Erdoğan, ayaa wuxuu ku sheegay in Somaliya xilligaan ay ka jirto xaalad qatar ah oo...
Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland, ayaa lagu sheegay in shaqadii Tv-gga Universal ee deeganadda Puntland la joojiyay. Maamulka Puntlnad, ayaa ku eedeyay TV-gga in uu iska horkeenayo maamulka iyo shacabka. Ma jirto, war kasoo baxay masuuliyiinta TV-gga. Halkaan ka aqriso, warsaxaafadeedka.
Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in xabsiga la dhigay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed oo lagu eedeeyay in ay lusadeen lacag gargaar ah loogu talagalay dadka ay abaaraha saameeyeen. Ciidamada AMISOM ee degan xero ku taala deegaanka Ceel Jaalle ayaa lagu waramaya in...
Maamulka gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay dib u howlgalin doonaan dekeda macmalka ah ee Ceel Macaan iyo garoonka diyaaradaha ee Cisaley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, oo mudo ka badan 15 sano ah aan la isticmaalin. Wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo uu wehliyay Madaxweyne kuxigeenka Cali...
- Gawaari ay la socdeen ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM, ayaa qarax lagula eegtay deegaanka Laanta-Buure ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Qaraxa kadib, waxaa dadka degaanka ay maqleen rasaas xoogan oo ay fureen ciidamada AMISOM. “ Waxaan maqalnay qarax, kadibna, rasaas, gaari ay wateen ciidamada AMISOM waxaa...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ka feejigan tahay weeraro qorsheysan oo xarakada Al Shabaab ay ka geystaan magaalooyinka Mombasa, Nairobi iyo sidoo kale saldhigyada ay ku leedahay gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in si weyn loo adkeeyay ammaanka xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya...
Kaddib markii ay soo baxeen dhaliilo iyo eedo ku saabsan in aan habooneyn loo isticmaalay gargaarka beesha caalamka iyo hay’addaha caalamiga ah ugu talagaleen wax ka qabashada abaarta, ayuu sheegay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre in hufan oo loo qeybin doono gargaarka loogu talgalay wax ka qabashada abaarta. Ra’iisal...