Saturday, September 5, 2026
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa in uu maanta tago magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Ujeedada safarka xoghayaha guud ee QM ayaa lagu sheegay in tahay in uu kulamo kala duwan uu la qaato madaxda geeska Africa oo ay Soomaaliya ay ka mid tahay ,islamarkaana...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya  Xassan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay guddiga gurmadka abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u qabashada dadka Soomaaliyeed ee saameynta ballaaran ay ku yeesheen abaaraha. Kulankan oo ay guddida gurmadka abaaraha ugu warbixiyeen ra’iisul wasaaraha waxaa...
Duleedka degmadda Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxaa manta lagu weeraray kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Soomaaliya. Saddex askari, ayaa ku geeryootay weerarka, waxana loo maleynayaa in dagaalyahano ka tirsan Al shabaab ay qaadeen. Askartii dhaawacantay ayaa dadka deegaanka waxaa ay sheegeen in loo qaaday xaruunta caafimaad ee AMISOM ay...
Ugu yaraan afar qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay Bam gacmeed maanta galinkii hore lagu tuuray dhismaha maxkamad-da darajada koowaad ee magaalada Bosaaso sida ay sheegeen dad goob-joogayaal ah. Weerarkan ayaa dhacay ,iyadoo maxkamadda ay ka socotay dhagaysiga dacwadaha madaniga ah ee maalin walba oo sabti ah la qaado...
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah duubabka dhaqanka ugu waaweyn Soomaaliya ayaa goor dhaw oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Ugaaska ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan oo iyo xubno ka tirsan qeybaha bulshada. Lama oga...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay ku doonayaan in ay ku meel mariyaan qaraaro uu ku jiro gurmadka abaaraha ka jira dalka. Sida ay xaqiijiyeen Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya inta uu socdo kulanka waxaa aad loogu faaqi doonaa meelmarinta sharciyo dhowr ah waxaana ugu weyn gurmadka abaaraha. Abaaraha...
- Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo xooggan ka sameeyey deegaano ka mid ah Gobolka Gedo, waxaana ay kusoo qab-qabteen dhalinyaro aad u farabadan oo ay ku eedeeyen in ay ka tirsanyihiin Xarakadda Al Shabaab. Col. Faarax Cabdi Casharo, ayaa wariyaasha deegaanka u sheegay in howlgalka badankiisa ay ka sameeyeen degmadda...
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee isugu jirta xil ka qaadis iyo magacaabis, iyadoo xilka uu ka qaaday Xoghayihii Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha C/salaam Salwe. Wareegto ka soo baxday ra’iisul wasaaraha ayaa lagu magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Xafiiskiisa, waxaana xilkan...
Kadib rabshado ka dhashay khilaaf soo kala dhaxgalay ganacsatada waaweyn ee suuqa xaafadda Islii iyo ganacsatada yar yar ee loo yaqaan’’ Waratada’’ ayaa sababay in qeybo ka mid ah suuqa gaar ahaan ganacsiga Soomaalida albaabada leysugu dhufto. Guddiga ganacsatada xaafada Islii ayaa sheegay in uu xiran yahay suuqa inta laga...
Taliska ciidamada ammaanka ah ee maamulka Puntland ayaa waxa ay war ka soo saareen gaari walxaha qarxa siday oo dhawaan lagu qabtay duleedka magaalada Gaalkacyo. Gaarigan siday walxaha qarxa ayaa nuuciisa waxa uu ahaa nuuca Soomaalida ay u taqaano Candha-meedlaha, isagoo isaga kala gooshi jiray magaalooyinka Boosaaso iyo Beledweyne, sida...