Puntland oo diidey in Universal TV ka shaqeeyo deegaanada hoos taga maamulkaas.

0
607

Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland, ayaa lagu sheegay in shaqadii Tv-gga Universal ee deeganadda Puntland la joojiyay.

Maamulka Puntlnad, ayaa ku eedeyay TV-gga in uu iska horkeenayo maamulka iyo shacabka.

Ma jirto, war kasoo baxay masuuliyiinta TV-gga.

Halkaan ka aqriso, warsaxaafadeedka.