Saturday, September 5, 2026
Gaari miineysan ayaa ku Qarxay, meel u dhow warshada Nacnaca ee degmadda Wadajir ee magaaladda Muqdishu, sida dad goobjoogayaal ay u sheegeen,sidoo kale waxaa lagu qarxiyey gaari isagana laga soo buuxiyey walxaha qarxa agagaarka Hotel Weheliye. Qaraxyada ayaa maanta waxa ay ahaayeen sadex meelo kala duwan oo muqdisho ah ka...
Dowladaha Mareykanka iyo Ciraaq ayaa sheegay in dagaalyahanada kooxda Daacish ee ka dagaalamayey waqooyiga Mosul la hareereeyey, kadib marki ay ciidamada Dowlada Ciraaq qabsadeen wadadi ugu danbeysay ee looga baxo magaalada. Ergayga Mareykanka ee la dagaalanka ISIS Brett McGurk, oo Axadi wariyaasha kula hadlay magaalada Baghdad, ayaa sheegay in maleeshiyada...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu hanjabay wadanka Netherland inay ka qoomameyn doonaan dhaawaca soo gaaray xiriirka labada dal kadib markii dowlada Netherland ay u diiday dalkeeda inay soo galaan labo wasiir oo Turkish ah. Labadan wasiir ayaa loo diiday inay qudbad u jeediyaan jaaliyada Turkiga ee ku...
Kaddib gadood maalintii shalay ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka cabanayay mishaar la’aan mudo dheer soo wajahday, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxay warar sheegayay in uu is casilay taliyaha ciidamada xoogga dalka S/Gaas Max’ed Aadan Axmed. Hadaba taliyaha oo la hadlay warbaahinta ayaa...
Axmed nuur jimcaale oo ah ganacsade iyo C/rashiid Cismaan Xasan (Harqaanle) si weyn looga yaqaano gudahaha dalka iyo dibadiisa ayaa lagu eedeeyay in ay si aan sharci ahayn  u qaateen una dageen dhul baaxadiisu ay weentahay kaasi oo ku yaala degmadda kaxdda ee gobolka banaadir dhulkan ayaa waxaa iska leh...
Ciidamo ka militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada caasimada ah Muqdisho, iyaga ka cabanaya mishaar la’aan. Ciidanka qaar ayaa u dhaqaaqay dhanka xaafadda Buulo Xuubey,iyaga oo joojiyay dhamaaba ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gadiidka. Ciidamadan ayaan wax dhibaato ah u ...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in la hakiyo dhismayaasha ka socda Nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Halkan ka aqriso War-safaadeedka Xasan Cali khayre.
Ciidamadda Nabad sugidda iyo Booliska dowladda Soomaaaliya, ayaa howlgallo dad lagu soo qab-qabtay ka sameeyay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Saraakiisha ciidamadda ayaa sheegaya in cabsho ay kasoo yeertay dadka deegaanka, taasina ay tahay sababta howlgalka loo sameeyay. Maalmihii la soo dhaafay, degmadda Yaaqshiid, waxaa kusoo badanayay dad xiran dareeska ciidanka...
Mid ka mid ah howlwadeenada ama shaqaalaha Tvga Universal oo lagu magacaabo C/Xamiid Karasaay ayaa goor dhaw lagu dhawaacay qarax loogu xiray gaarigiisa degmada Xamar –weyne ee gobolka Banaadir. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegaya in gaariga oo wadada marayay uu qarxay, waxaa dhaawac ka soo gaaray gabar wadada mareysay. Qaraxyada...
Warar xaqiiqo ah oo naga soo gaarey Eheladii agoontii uu ka tagey Allaha u naxariistee EX- gen. Cadami ayaa sheegaya in in dad is baheystey oo ay hor kaceyso Haweeney uu marxuumku hore u qabey ay dooneyso in caruurtii ay ka dhacdo hantidii Aabahood uga dhintey. Waxaa berrito ku wajahan...