Iyadoon Xukuumad la dhisin oo R/Wasaarihii Dalku durbaba faraha la galey dhulal iyo hismayaal la joojiyey.

0
560

Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in la hakiyo dhismayaasha ka socda Nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Halkan ka aqriso War-safaadeedka Xasan Cali khayre.