Saturday, September 5, 2026
-Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud qeybteeda gargaarka Bulshada ee Hormuud Foundation ayaa raashiin gargaar ah ugu deeqday boqolaal qoys oo ka soo barakacay abaaraha ka jira gobolada dalka kuwaasoo haatan degan xero looga sameeyey duleedyada magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha heyadda Hormuud Foundation  Cabdullaahi Osman Nuur ayaa gaadiid ay ku raran yihiin qeybaha kala...
Xogahayaha arrimaha dibada dalka Ingiriiska Boris Johson, ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Muqdishu, saaka oo Arbaca ah. Safarka Boris, horay looma sii shaacin, lamana oga ujeedaa safarka. Waxaa la filayaa in uu faafaahin ka bixiyo safarkiisa, isagona lagu wado in uu kulamo la qaato madaxda dowladda Soomaaliya. warsom2011@gmail.com
Kalkaaliso caafimaad oo reer Israa'iil ah ayaa dhimatay ka dib markii nin bukaan ah uu dab ku qabadsiiyay Holon oo ku taalla Koonfurta Tel Aviv. Tova Kararo oo 56 sano jir ah ayaa dareere dabka durba qabsado lagu shubay dabna la qabadsiiyay kadib markii uu muran dhex maray bukaan aan...
Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Max’ed Shaakir oo dib ugu laabtay degmada Dhuusa-mareeb, kadib safar todobaadyadii ugu danbeeyay uu ku joogay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay hishiis ay la gaareen dowladda dhexe. Sheekh Shaakir, ayaa sheegay in dowladda cusub ee madaxweynaha uu ka yahay...
Saraakiisha ammaanka ee Somalia ayaa sheegay in koox burcad-badeed soomaali ay badweynta India ka afduubteen Markab weyn oo nooca shidaalka qaada ah . Saraakiishan ayaa sheegay in markabkan lala aaday xeebaha Puntland. ila wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa VOAda u sheegay in markabkan uu ahaa mid ganacsi ah oo watay calanka...
Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto isku soo bixii ugu balaarnaa oo Roob doon ah kadib abaar baahsan oo ku habsatay dadka iyo duuniyada. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay todobaadkan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo...
Wasaarrada arimaha dibada Kenya ayaa sheegtay in dib loo dhigay ama la hakiyay dhismihii safaaradeeda Kenya ee Muqdisho. Aamina Maxamed oo la hadlaysay Guddiga Difaaca iyo Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Kenya ayaa sheegtay in la mashcruuca dhismaha safaarada uu soo bilowday bishii Agosto  ee sanadkii 2015, laguna waday in la...
Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaalla duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen. Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la’yahay tiro dad ah tan iyo markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii,...