Sunday, April 19, 2026
            Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle, Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, ayaa ka mahad celiyay doorka ay Dowladda federaalka Soomaaliya ka geysatay fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka geystay Magaalada Beledweyne. Sheekh Cusmaan ayaa tilmaamay inay jiraan dadaallo balaaran oo ay waddo Dowladda dhexe halkaasna ay gaareen madaxda ugu sarraysa Dalka, balse ayan ku fillayn,...
                        Qaraarka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee faraya in ciidamada howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay dalka isaga bixi doonaan sanadda 2021 ayaa muran ka dhex dhaliyay saraakiisha ciidamada AMISOM, kaa oo ku saabsan diyaarinta ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay ula wareegaan masuuliyaddaasi. AMISOM ayaa bilowday in ay...
                        Taliyaha Ciidamada Booliska Baydhabo Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyeyaal ku aaddan in magaalada laga joojiyo Gaadiidka Bajaajta ah, kuwii horay u yaallay ma ahane wax cusub oo hadda ka dib la keenayo aysan jiri doonin waxii hada ka dambeeyo. "Bajaaj Warkeeda waa uu dhamaaday mar danbe baladka...
                        Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa soo xiray shirka ganacsiga ee ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga uga socday Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga. Shirkan oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ujeedada ugu weyn waxaa ay aheyd in lagu dhiiri...
                          Ilaa iyo 10 Iskuul oo ku yaalla Magaalada Beledweyne ayaa ka baaqan doona Imtixaanka Dalladda sida ay sheegeen Maamuladda Iskuulladda Magaalada Baledweyne sababtuna waa Biyaha Fatahaada uu xarumaha Dhax fadhiyo. Qaar ka mid ah maamuladda Iskuuladda waa Xaqiijiyay in Maanta ay imtixaanka dalladda ay ka baaqan doonaan in ka badan...
                          Kulanka ayaa ahaa mid looga wada hadlayay qaabka ugu wanaagsan ee Ganacsatada Soomaliyeed uga qeyb-gali lahaayeen shirka maalgashiga Somali-Turkey Forum ee sannadlaha ah oo lagu wado in uu ka dhaco Dalkaasi iyo waxyaabaha lagu soo bandhigayo. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirkiisa Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa...
                                              Ayadoo kulan ay dhawaan yeesheen golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland qodobadii kasoo baxay ay kamid ahayd dib u howlgelinta garoomada diyaaradaha magaalada Afmadow iyo Dhoobleey ayaa waxaa maanta markii ugu horeeysay magaalada Kismaayo ka duulay diyaarad siday rakaab iyo masuuliyiin ka tirsan Jubbaland. Duulimaadyada Degmada Afmadow iyo deegaanka Dhoobleey ayaa...
                          Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Shiinaha ayaa waxaa ka qeybgalay madax iyo ganacsato ka socotay dalalka ku yaal qaaradda Afrika, ayadoo dal walba uu soo bandhigi doono wax soo saarkiisa iyo kheyraadka uu eebbe ku maneystay. Shirka ayaa waxaa daahfuray madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Criral Ramaphosa, ayadoo ay goobjoog...
                    Deeqdan Raashinka ah oo ay Shirkadda Dahab-shiil Group maanta soo gaarsiiyeen Dadkii ka Barakacay Fataahaadda Wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne ayaa loogu qeybiyay  deegaanka Ceel-jaalle oo ah halka dadka ugu badan ay ku barakaceen. Maamulka Shirkadda Dahab-shiil Group ee Gobolka Hiiraan  Xaaji Cismaan Dhagaxow ayaa sheegay  in Kaalmadan la gaarsiin...
                    Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayay Shirar isdabo joog ah oo looga hadlayay amniga Gobolka Banaadir, Kulamadaasi ayaa inta badan lagu gorfeynayay sidii  wax badan looga qaban lahaa Amniga, Hadaba xukuuamdda Federalka Soomaliya ayaa qorsheyneysa in amniga magaalada Muqdisho iyo xasidoonida gobolkaasi si  ay uga qeyb qaataan ciidamo...