Ardeyda wax ka Baran Jirey Magaalada Beledweyne oo Imtixaanadii Dib u Dhac ku imaan Doono.

0
506

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ilaa iyo 10 Iskuul oo ku yaalla Magaalada Beledweyne ayaa ka baaqan doona Imtixaanka Dalladda sida ay sheegeen Maamuladda Iskuulladda Magaalada Baledweyne sababtuna waa Biyaha Fatahaada uu xarumaha Dhax fadhiyo.

Qaar ka mid ah maamuladda Iskuuladda waa Xaqiijiyay in Maanta ay imtixaanka dalladda ay ka baaqan doonaan in ka badan ilaa iyo 1000 kun arday oo ka qalin jibin la heyd Dugsiyadda Sare ee Magaalada Beledweyne.

Guddoomiyaha guud ee Iskuuladda Magaalada Beledweyne Axmed Dhaqane ayaa warbaahinta u sheegay in aysan heli karin goobo lagu qaado Imtixaanka, islamrkaana dhammaan Iskuulladdii ay biyo Fadhiisteen.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in dadka kunool Magaalada ay ku sugan Xaalad adag, islamarkaana ay u baahan yihiin in la badbaadiyo.

warsom2011@gmail.com