Xarunta Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ee magaalada Dhuusa-mareeb ayaa xalay waxaa lagu qabtay munaasabad loogu dabaal degayay sanadguuradii 1-aad ee ka soo wareegatay markii madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf loo doortay Madaxweynaha Galmudug.
Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen Wasiirro, Xildhibaanno, Saraakiil ciidan iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka...
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo gacan ka helaya xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa waxa uu xaflado kala duwan oo lagu xusayay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ku qabtay lix magaalo oo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya.
Xafladda ugu weyn ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Muqdisho Beerta Nabadda, waxana...
Maamulaha Shirkada Dahab-shiil Group Cabdirashiid Ducaale ayaa BBC-da u sheegay in ay deeq Cuno ah oo isugu jirta Bariis Sonkor bur iyo saliid.gaarsiinayaan Dadka ay saameeyeen fatahadihii webiga Shabeelle ka geystay Baladweyne ee ku barakacay magaaladaasi iyo deegaanada ku dhow dhow.
Cabdirashiid Ducaale ayaa sidoo kale waxaa uu ugu baaqay...
Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaasi, Charles Michel.
Labada Ra'iisul Wasaare, Khayre iyo Charles Michel oo kulan gaar ah yeeshay ayaa ka hadlay arimo muhiim...
Weerarka ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Shimbir Faadumo oo ku yaal koonfurta magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari Kenya.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in inta ay ogyihiin ay weerarkaasi ku dhinteen laba qof oo rayid ah, sedexda...
Xisbiga Minimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Kamid ah Axzaabta Siyaasadda Dalka Ka Jira ayaa Maanta Shir ay Isugu Yimaadeen Xubno iyo Madaxda Xisbigu Waxey Go'aansadeen in laga Qayb galo U gurmashada Dadka Fatahaadda Wabiyadu Saameysey,Gaar ahaan G/hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo Dhamaantood Hoostaga Maamulka Hirshabeele.
Shirka oo uu Shir gudoominayey Gudoomiyaha...
Wafdigan Maanta gaaray Magalada Baladweyne ayaa waxaa hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Ra'iisul wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, waxana garoonka diyaaradaha Beledweyne ku so dhaweyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, iyo xubno isugu jiro Maamulka Gobolka Hiiraan, Odayaal, Dhalinyaro, Culimaa'udiin, Haween iyo Saraakiilsha Ciidamada.
Wafdigan oo...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya ay sababaan “Wakiillo ajnabi ah” kuwaa oo uu xusay in ay doonayaan in ay xasiloonid darro iyo kala qo-qob ku sameeyaa Soomaalida.
“Gobolka ma ahan mid xasiloon, Soomaaliya waxaa ay ku jirtaa dhibaato, taasoo inta badan ay ku...
Wararka Naga soo gaarayo Magalaada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa sheegayo in Ra’iisal Wasaaruhu uu u gudbiyey farriintiisa ah in hadda ay jirto rajo badan oo ay Soomaaliya ka soo ka banayso, xaaladihii kala duwanaa, ee uu Dalka soo maray taasina ay uga wacantahay sida ay Safiirrada Midowga Yurub...
Ku simaha wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ahna wasiir kuxigeenka wasaaraddaasi mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ugu hambalyeeyay wariyeyaasha Soomaaliyeed maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda.
Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya heerka ay ka taagantahay xoriyadda hadalka ay ka wanaagsantahay dalal badan oo Afrika ku yaal,...

















