Sunday, April 19, 2026
      Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xaqiijiyay in sagaal askari u dhalatay dalkaasi Kenya loogu dilay Qarixii shalay ka dhacay deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubabdda Hoose. Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa cambaareeyay askartii lagu dilay fiidnimadii Axaddii weerarkii al-Shabaab ee Dhoobley. Weerarkaasi oo ahaa mid aad u weynaa ayaa waxaa sheegtay Ururka...
                        Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer ugu ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira qeybaha kala gadisan ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya. Ra'iisul wasaare Kheyre ayaa Kormeerkiisa waxaa ku weheliyay Wasiir ku xigeenka Amniga, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Asluubta...
Shirweynaha oo wada jir ay isaga kaashanayaan dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah hay’adda Qaramada Midoobey sida UNDP iyo FOA ayaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin ka hortaga xaalufinta dhirta, Dhoofinta iyo ganacsiga dhuxusho oo marar badan oo hore digniinno laga soo saaray. Gaar ahaan shirka ayaa...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada looga arrimiyo dalka Jabuuti waxaa uu ku qaabilay taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed. Madaxweyne Geelle iyo taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya Amaanka dalka Soomaaliya iyo sida dowladda Jabuuti uga...
                        Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xariga ka jaray Xafiiskan Shirkada TOYOTA ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay qayb ka tahay maalgashiga shisheeye ee Soomaaliya. "Dowladda Siyaasaddeedu waa kobcinta dhaqaalaha marka TOYOTA oo kaliya ma’ ahan kambaniyo badan oo waaweyn ayaa qadka ku soo...
                        Wafdi uu horkacayo madaxa xukuumadda Gal-mudug Sheekh Max’ed Shaakir ayaa  gaaray Dagmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan halkaa oo lagu soo dhaweeyay. Duleedka Dagmada ayaa Waxaa Kusoo dhaweeyay qaar ka mid ah Maamulka iyo Shacabka  kunool degmada Matabaan. Imaatinka Wafdiga ayaa lagu sheegay iyadoo Baryihii u dambeyay ay halkaasi ka socotay Gogol...
                            Abwaano Niciimo Qorane oo muddo afar bilood ah ku xidhnayd xabsiga ayaa maanta lagu siidaayey cafis madaxweyne. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa saaaka cafis madaxweyne ku siidaayey Niciima Qorane oo saddex sanno maxkamadda gobolka Hargeysi ku xukuntay, taas oo loo wareejiyey xabsiga magaaladda Gabiley oo saaka laga sii daayey. Niciima Abwaan...
                          Tan iyo Markii ay soo if'bax Saameynta Fatahaada Wabiga Shabelle ee magaalada Beledweyne islamarkaana Qoysas badan ay ka barakaceen Daadadka ayaa waxaa dhinac socotay Gargaaro kala gadisan oo Dadka uga imaanayay Dowlada, Shirkadaha Ganacsiga iyo Jaaliyada Dibada. Jaaliyadda soomaaliyeed ee Dalka Sweden gaar ahaan Magalada Linkoping ayaa waxeey deeq gargaar...
                        Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubno kale oo uu hogaaminayo ayaa la filayaa in maanta ay u ambabaxaan magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiirro iyo qaar ka mid ah Safiirradda Beesha Caalamka. Ujeedka Safarka ee Ra'iisul wasaaraha ayaa...
                    Kulankan ayaa markii ugu horreysay waxaa shir guddoomin doona Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dhawaan la doortay. Ajendaha Kulanka ayaa ah ka doodista Hab-maamuska Xeerka lagu Aasaasay Midowga Africa ee Khuseeya Midowga Baarlamaanada Afrika, Waxaana Horay xeerkan Maanlitii shalay u soo ansixiyay Xubnaha Golaha...