Israel ayuu hilinkani sheegay inay kula jirto wada hadal soconaya, iyadoo doonaysa inay ballaariso wax lagu sheegay ”Heshiiskii Ibraahiimiga, sida ay warbaahintani sheegtay warbaahintu maanta.
Israel ayaa lagu soo warramayaa inay kala xaajoonayso dalalka Indonesia, Somalia, Niger iyo Mauritania si loo caadiyeeyo xiriirkooda ama kuwa aan abid la yeelan sida...
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimu oo ka tirsan Golaha Shacabka oo booqday mid kamid ah saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay ‘arrin fajaciso ku noqotay’ oo uu kusoo arkay saldhiggaasi.
Macallimu oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka sheekeeyay falkaas oo uu tilmaamay inuu aad ula yaabay, kadib...
Ra’iisal wasaarihii hore ee soomalia Xasan Cali Kheyre oo ka mid ahaa Madax hore iyo Siyaasiyiin soo saaray qoraal ay uga hor yimaadeen Muddo kororsiga ay wadaan xubno ka mid labada Aqal ayaa sidoo kale farriin uu raaciyay ka digay inay tallaabadan keeni doono dib u dhac weyn oo...
Daawo:M/weynihii Hore M C Farmaajo oo Xasan Shiikh garab siiyey,halka Amisomna Baydhabo laga saaray.
DAAWO:M/weynihii hore M C Farmaajo oo Xasan Shiikh garab siiyey,halka Amisomna Baydhabo laga saaray...
https://youtu.be/V-f-zC2sajY
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa xoogg saaray hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga Korontada Qaranka.
Munaasabadda saxiixa sharciyadda oo ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxweynuhu...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika
Shirkaan ayaa looga hadlay horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha dalalka ku midoobay kulankaan, isagoo wasiirku uu ka jeediyay warbixin ku saabsanayd mudnaanta ay Dowladda Federaalka u leedahay...
Agaasimaha Hey’adda NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada. Argagixisada.
Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Aw Qaafta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo Toogasho Ka badbaaday,Mw Xasanoo Farmaajo ku Calacalay & Xogta Fadeexada Villa
https://youtu.be/pGoHNYo2IKU
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga ee Maamulka Puntland Cabdalle Cali Maxamed Xaashaawe oo oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay qabanayaan Shir weyne Caalami ah oo ku saabsan Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Puntland
Wasiirka Ganacsiga Maamulka Puntland Cabdalle Cali Maxamed Xaashaawe ayaa sheegay in Shirkan la qaban doonno 13- illaa...
Warqadda sumaddeydu tahay XFR/0115 oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuuadda March 8, 2023-ka ayaa lagu shaaciyay in Ra’iisul Wasaare Xamsa uu shaqada ka joojiyay Guddiga maamulka Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federsaalka soomaaliya Xamsa Cabdi Barre Ayaa Shaqa Joojon Ku Sameeyay Guddiga Maamulka Hayadda...