Mahad Salaad oo Ka hadlay Ansixinta Sharciga La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada

0
499

Agaasimaha Hey’adda NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada. Argagixisada.