Tuesday, August 11, 2026
Madaxweynaha Somaliland ayaa isku badal, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay, qaar kamid ah wasiirada xukuumadiisa. Madaxweynaha ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Howlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, isaga oo xilka wasiirnimo u magacabaay wasiirkii wasaarada shaqo-galinta iyo arrimaha bulshada Mustafe Maxamuud Cali Bile (Godane).Madaxweynaha ayaa  Wasaaradda...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa goordhaw war kasoo saaray qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee saakay aroornimadii hore ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha in ka badan 15 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac intaasi ka badan. Warka kasoo baxay maamulka gobolka ayaa ugu horeyn Tacsi tiraanyo leh waxaa...
Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa been abuur ku tilmaamay warqad kasoo baxday qaar kamid ah  odayaasha dhaqanka ee SSC, taasoo dhawaan lagu magacaabay hoggaanka Khaatumo. Wasiirka warfaafinta Puntland oo maanta Garowe kula hadlay warbaahinta ayaa fidno ku tilamamay go’aanka kasoo baxay odayaasha dhaqanka SSC. Isagoo sheegay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay halkaasi ay ka dhaceen laba qarax oo Ismiidaamin ah oo geystay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimaasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed. Qaraxyadaan ayaa la sheegay in ahayeen kuwa loo adeegsaday laba baabuur oo...
Dabley aan haybtooda la garanayn ayaa Gaalkacyo ka geystay tacshiirad ay ku geeriyoodeen labo qof oo shacab ah, halka saddex kalena  ay ku dhaawacmeen. Falkaan oo dhacay xalay ayaa lagu dilay Burhaan Jaamac Cimi iyo Farxaan Nasar, waxaana la sheegay in lagu dilay goob ganacsi oo ay ku sugnaayeen. Ma jirto...
Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka banaanaatay Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. "Mudane Xamse ayaa markuu arkay qodobada 99-aad iyo 100-aad ee Dastuurka KMG ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo go’aanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo tirsigiisu yahay...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay in ay xal ka gaadho qalalaasaha Laascaanood, waxaana uu digniin u diray dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Madaxweynaha oo kasoo baxay shir lagaga tashanayay xaalada Laascaanood, ayaa sheegay in Somaliland ku filantahay xalinta mushkilada Laascaanood, isagoo markale...
Siyaasiyiin reer Puntland ah oo ku midoobay madal siyaasadeed ayaa ku baaqay in la joojiyo waxay ugu yeereen diiwaan galinta hubaysan ee doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland. Siyaasiyiintan oo u badan musharraxiin u hanqal taagaya doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024, ayaa soo saaray bayaan ay kaga digayaan sida ay sheegeen, khatarta...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaarinaya dhibaatooyinka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Guddigaan uu magacaabay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madobe ayaa ka kooban ilaa 10 mudane oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee...
Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamed Nuur, ayaa soo bandhigay caqabadaha hortaagan in Soomaaliya ay sameysato lacag Shilin Soomaali ah oo dalku leeyahay. Wasiirka maaliyadda oo wareysi siinayay VOA, ayaa sheegay inay lacag sameyntu hortaagan tahay saddex caqabadood oo u baahan in xal laga gaaro, si uu dalku...