Xukuumadda Somaliland oo M/weyne Muuse Biixi Cabdi Isku Shaandheyn Kooban ku Sameeyey.

0
359
Madaxweynaha Somaliland ayaa isku badal, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay, qaar kamid ah wasiirada xukuumadiisa.

Madaxweynaha ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Howlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, isaga oo xilka wasiirnimo u magacabaay wasiirkii wasaarada shaqo-galinta iyo arrimaha bulshada Mustafe Maxamuud Cali Bile (Godane).Madaxweynaha ayaa  Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada Somaliland ee uu Mustafe Maxamuud Cali Bile (Godane) ka badalay, u magacaabay maareeyihii hore ee Dekeda Berbera Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor).

Hoos ka akhriso digreetada madaxweynaha oo faah faahsan:-