War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirka golaha wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Golaha wadatashiga ayaa ku heshiiyay saddex qodob oo kala ah, in dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah 2026, federalaynta maaliyadda dalka iyo qaab dhismeedka amniga dalka.
Puntland oo ka maqnayd shirkaan ayaa...
Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Shirka ayaa arrimaha ugu muhiimsan ee diirrada lagu saarayo waxay yihiin amniga, gaar ahaan wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.
Wasiirka warfaafinta Koobfur Galbeed, Xasan Cabdulqaadir Maxamed, ayaa BBC...
Madaxweyne William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor.
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo eegi lahaa heshiiska si loo waafajiyo isbeddelada casriga ah.
Waxa uu sheegay in EAC ay ku...
Ururka Saxafiyiinta (SJS), Ururka Warbaahinta (SOMA) iyo ururka Badbaadada Suxufiyiinta, (SMSJ) ayaa ka dhiidhiyay xariga sharci darrada ah ee lagu hayo Xoghayaha Guud ee SJS Cabdalle Axmed Muumin, waxayna ku baaqeen in si shuruud la’aan ah loo sii daayo.
Weriye Cabdalle Muumin waxa uu si qarsoodi ah ugu xiran yahay...
Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa xoojinaya xiriirka labada dal ee dhinacyada kala duwan ee iskaashiga, sida uu sheegay xoghayaha koowaad ee safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya Maxamed Cumar Yariisow.
Xoghaye Maxamed Cumar Yariisow oo wareysi gaar ah siiyay ENA ayaa sheegay in xiriirka Itoobiya iyo Soomaaliya uusan ahayn oo kaliya in ay...
Buuraleyda fogfog ee Puntland, waxaa todobaadkan ku dagaalamay Al-Shabaab iyo Daacish, dagaaladii ugu dambeeyay ayaa u dhaxeeyay dhinacyada isku haya gacan ku heynta iyo saameynta buuraleyda Cal-Miskaad tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2018-kii.
Khubarada amniga ayaa sheegay in ciidamada ISIS ee Soomaaliya jooga oo ka tiro yar Al-Shabaab ay weli halis...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha dowladda Mareykanka ee Soomaalya Larry Andre ayaa kala saxiixday heshiis la xariira tayaynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskaan uu yahay mid lagu xoojinaayo tababarada iyo qalabeynta ciidamada Kumaandooska...
DAAWO :Farmaajo oo ka argagaxay Dhoolatuskii Axmed Madoobe,macquul in bilooyin kadib ay dowladda....
https://youtu.be/d1Ut2UnC7Mw
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo waxaa lagu lafo-guri doona qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed.
Shirkan waxaa ka...
Daawo: Falaqeyn la xiriirta Safarka M/weyne Xasan Sh uu ku tegey Dalka 🇪🇷
https://youtu.be/BnwSwaRBTWM


















