Wednesday, August 26, 2026
Labo askari oo Malawi u dhashay ayaa la waayay ka dib markii doonidii ay la socdeen ay talaadadii ka dagtay aagga koonfurta Mulanje. Wargeyska New York Times oo soo xiganaya afhayeen u hadlay ciidamada ayaa sheegay in howlgalka uu caqabad ku noqday webiga oo fatahay. Askartan ayaa qayb ka ahaa...
Ciidamo gurmad u ah xoogaga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta ku wajahan jiidda dagaalka Laascaanood. Cutubyadan oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa ku biiri doona ciidamada SSC ee ku sugan difaacyada Laascaanood. Dhinaca kale waxaa gebi ahaanba burburay waan-waan la doonayay in lagu wada-hadal siiyo labada dhinac si xabbad-joojin loo hirgeliyo. Saan-saanta dagaalka...
Ciidanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa booliiska, milatariga iyo nabad sugida ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaan hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/ Dhaxe kusoo qabtay kooxo sameenayay kana ganacsanayay maan-dooriyaal iyo hub ay heesteen. Howlgalkan ay ciidamada ka sameeyeen deegaanka Ceelcadde ayey ciidanka kusoo qabteen shan nin uu ku...
Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u iclaamisay in doorashada Madaxtooyada ay ka horeyso tan ururada, taasi oo uga sii dareysa xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Somaliland. Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay in waqtigii sharciga ahaa ee saddexda xisbi qaran ee Somaliland uu dhammaaday, sidaas darteed...
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-guduud ee magaalada Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Mudane...
DAAWO ;Axmed Madobe oo lagu helay qorshe halis ah iyoLafta Garenoo go'aan adag ka qaatay Deni, https://youtu.be/bCpFzi9ljAU       
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin ayaa maanta la kulmay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Taliska Qaybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle sare Mahdi Cumar Muumin iyo Gudoomiyaha Maamulka...
DAAWO ; Muuse Biixi Oo Jawaab Adag Siiyey Dhaqanka Ssc, Xasan Sheekh & Eretareeya Khilaaf xoggan, S/land oo is dhiibtay, Go'aan lama filaan ah. https://youtu.be/C6h2KMd_5Mg       
Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka falceliyay tallaabadii ay maanta xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel-mariyeen Hindise Sharciyeed la-dagaalanka Argagixisada. Sharcigan ayaa waxaa kulankii maanta ee Golaha Aqalka Sare cod aqbaliyad ah...
Toogasho lagu fuliyey qaar kamid ah Alshabaab , Keenya oo Alshabaab lacag siin jirtay https://youtu.be/uo4worBFZWM