Wednesday, August 26, 2026
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad oo kaashanaya ciidanka Nabadsugida jubaland ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay degaano ay kamid yihiin Biibi, Maalka-dhaqajo, Beer-xaani, Qudus, oo katirsan gobolka Jubada hoose. Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xds ee Danab Carab Dheeg Axmed ayaa sheegay in...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi. Kulanka Guddoomiyaha iyo safiirka dalka Taliyaaniga ayaa looga hadlay xiriirka labada dal ee taariikhiga ah. Danjiraha ayaa Guddoomiyuhu u soo gudbiyay dhambaal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu wehliye Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa dib ugu soo laabtay caawa magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baydhabo kaga qaybgalay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran,halka M/weyne Xasan shiikh uu u kicitimey Dalka Uganda. Lama oga...
DEG DEG;Walwalka Madaale & Xogta Jabka B/Abgaal Jabka Musa Bixi oo lasoo bandhigay Guusha Sadaq Joon HOOS KA DAAWO https://youtu.be/Bury5Av-g60             
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ka furmay shirka wada-tashiga ballaarinta Idaacadaha dowlad Federaalka, dowlad-gobolleedyada iyo gobolka Banaadir. Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo xubno ka...
Alle ha u naxariistee waxa magaalada Boorama ku geeriyootay fannaanadii codka halaasiga ah lahayd ee Aamina Cabdillaahi Xirsi. Aamina Cabdillaahi oo 30 kii sanno ee ugu danbeeyay ku noolayd magaalada Borama ayaa kamid ahayd fannaaniintii loogu jeclaa waayihii uu fanka Soomaalidu cirka marayay, iyadoo qaaday heeso aan waligood gaboobin oo...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay dagaalka saaka ka dhacay duleedka Laascaanood ku qabatay 20 maxbuus, 2 baabuur, 15 qori oo kuwa culus ah iyo hub fudud oo tiro badan. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, oo warbaahinta Hargaysa kula hadlay, ayaa sheegay in dagaalka saaka ay ku gacan sareeyeen...
Allaha ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey oo katirsanaa barlamaanka Soomaaliya, sida u shaaciyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe. "Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey...
Wararka ka imaanaya magaalada Lamu ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax miino oo geystay khasaare dhmasho iyo dhaawac leh lagula eegtay duuleedka magaaladaasi gaari ay leeyihiin ciidamada dalka Kenya. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miinada nooca dhulka la galiyo laguna aasay inta u dhaxeysa deegaanada...
Somaliland ayaa sheegtay in kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in argagixiso kamid tahay isla markaana ay Puntland hogaaminayso ay weerar muddo la qorshaynayay kusoo qaadeen fadhiisimada millatariga ee aaga Laascaanood. Qoraal lagu baahiyay boga Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland, ayaa lagu sheegay in saaka subaxdii hore ay xoogaga ka...