Wednesday, August 26, 2026
Ehalada Taliyihii Hoggaanka daba- galka  Hay’ adda NISA ayaa maanta markale Muqdisho ku qabtay Kulan cabasho oo ay dowladda fariin ugu dirayeen. Eheladaan ayaa sheegay in ay aad ugu xun yihiin oo ay  cambaraynayaa xariga ehelada Cabdullaahi dheere loo gaystay , iyaga oo cod dheer ku dalbaday in la sii...
Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maanta maalintii saddexaad oo xiriir ah ay xaaladda magaaladu tahay mid deggan. Dadka aan badneyn ee ku haray qaybaha kala duwan ee magaalada ayaa lasoo sheegayaa in ay muujinayaan cabsi ah in dagaalku xilli walba qarxi karo. Shalay ayey ahayd markii deegaanka Aricaddeeye...
DEG DEG :Saxiibadii Farmaajo oo Gadiidka laga qaatay, Dagaalka Laascanood Soomaliland oo Ku jabtay HOOS KA DASAWO https://youtu.be/CTnXQTW8fgY     
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay sannadkii 2022-ka walxaha qarxa sababeen dhimashada 1200 qof oo Soomaali ah. Hadalkan ayaa soo baxay iyadoo maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Wax-ka-qabashada Miinooyinka. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay Soomaaliya ka taageerto dadaallada looga cirib-tirayo khataraha haraadiga walxaha...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay wadada mashquulka badan ee KM4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ilaa iyo hadda aan la soo calamadeyn waxyeelo uu gaystay oo xaga rayidka ah ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan ATMIS. Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Isgaarsiinta ee Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay ka horyimaadeen amarro ay dowladda Soomaaliya ku soo rogtey shirkadaha Isgaadhsiinta dalka, iyada oo shirkadaha deegaannadeeda fartay in aysan u hoggaansamin. Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Isgaarsiinta Puntland ayaa lagu yiri ”Waxaan halkaan ka caddaynaynaa in...
Kumanaan askari oo wata dabaabaadka dagaalka, kana socda dalka Itoobiya ayaa ka soo tallaabay xuduudka Soomaaliya,kuwaasi oo sida la sheegay saldhigyo ciidan ka sameystay Magaalada Dollow iyo degaanno kale oo ka tirsan Gobolka Gedo. Ciidankan oo weli aan la shaacin tiradooda dhabta ah, ayaa tan iyo bishii la soo dhaafay...
Maxamed Farxan Bashiir Khamiis ayaa Alshabaab kaga biiray Xamar bishii Lixaad ee 2022, waxaana ku khalqaaliyay saxiibkiis, waxa uu tababar sadax maalin socday ku soo qaatay degmada Kuntuwaareey waxaana la soo baray isticmaalka Hubka sida AK47, RBG, Bastoolad iyo Bambo F1. Maxamed Farxaan ayaa taliyihiisii amar ku siiyay in uu...
Muuse Biixi,Midnimada Soomaliya Qaatay , As oo Labo garab u Kala Jabay & Ugaarsi dhexdooda oo bilowday .... HOOS KA DAAWO https://youtu.be/59VYzbyUu84     
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ah, ayaa tilmaamay muhiimadda uu dalka u leeyahay dhameystirka dastuurka. Dastuurka KMG ah ee dalka oo muddo dheer qabyo ah, ayaa Xukuumadda DanQaran mudnaan gaar ah u leh dhameystirkiisu,...