Wednesday, August 26, 2026
Somaliland ayaa si iskeed ah madaxbannaani ugu dhawaaqday markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, ku dhawaad 30 sano ka hor. Tan iyo xilligaas waxay masuuliyiinta raadinayeen aqoonsi caalami ah, balse Dowladda Federaalka ayaa u aqoonsan inay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya. Fikrika ah in ay wada hadlaan Dowladda Soomaaliya...
Somaliland ayaa soo dhaweysay Magacaawista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Madaxweynihii hore ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed u magacaabay Ergeyga Madaxweynaha ee Arrimaha Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay...
 DAAWO Xasan Shiikh oo Dhabar jabiyey SSC iyo Axmed Madooboo Hubka qaatay kuna dhaqaaqay Dagaal .... https://youtu.be/hF1VlqSRRqQ     
Xubno katirsan Ururka Khawaarijta Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in saaka ay dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyihiin oo kuyaalla  Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug , waxaana ka dhashay burbur hantiyadeed. Mas’uuliyiinta  Maamulka Magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud iyo Saraakiisha Booliska oo gaaray deegaanka ay sheegeen in guud...
Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa Mudane Maxmed Xasan Idris (Geney) u doortay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga kadib doorasho Ka dhacday xafiiska Guddiga oo Ku yaala xarunta golaha Aqalka Sare. Xubnaha guddiga ayaa wadar ogol ku doortay kadib soo jeedinta Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee dib...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Saalax Axmed Jaamac  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta. Safiirka...
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la qorshaynayaa in safar uu ku tago deegaanada  maamulka Galmudug. Hadalkan waxaa sheegay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Ciid oo intaas warkiisa ku daray in Galmudug lagu qaban doono shirka  wada-tashiga Qaran. Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa sheegay in bil kadib uu shirkaas...
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga Dalka oo garabsanaya dadka deegaanka ay ku sii siqayaan Degmada Galcad ee gobolkaasi. Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Gorgor oo horkacaya hawlgalkan ayaa ku sii dhawaanaya degmadaasi. Ciidamada ayaa Talaadadii la wareegay gacan ku haynta deegaano hoostagga degmadaasi, ka dib markii ay...
Dagaal xoogan ayaa Maanta markale waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee la Magac baxay SSC.   Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada Somaliland oo dhaq dhaqaaqyo ka waday duleedka Bari ee Magaalada Laas-Caanood...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamud Cabdikariin Gabeyre ayaa si wadajir ah u saxiixay heshiis is afgarad oo lagu hormarinayo magaalada Muqdisho Heshiiskan ayaa la xariira dib u qaabeynta ilaha Dhaqaalaha, Maalgashiga iyo Horumarrinta Magaalada...