Wednesday, August 26, 2026
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo la hadlayay HOL, ayaa Faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay qodobbadii ay kala hadleen RW Somalia Sharma’arke, kaddib kulan ay maanta duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan iyo Ra'iisul wasaaruhu ay ku yeesheen magaalada Beledweyne. Ugaas Xasan ayaa sheegay in labo Qodob oo keliya ay ka wada-hadleen RW...
Al-shabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal oo ay shalay ku qabsadeen weerar ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ay Al-shabaab sheegtay inay ku dileen in ku dhow 70-askari. Saldhigga ay Al-shabaab weerartay oo 40-km dhinaca Koonfureed Muqdisho kaga beegan,...
Mareykanka iyo Cuba, ayaa Waxaa u dhexeeya Weli kala aragti-duwanaan dhanka fikirka ah, iyadoo tani ay dibadda u soo baxday, kaddib kulan dhexmaray madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama oo booqasho ku jooga Havana iyo madaxweynaha Cuba, Raul Castro. Qodobbada ay sida aadka ah uga kala aragti-duwan yihiin labadan Dal, ayaa waxaa...
Habeen ka hor, ayaa dab ka kacay saalada qalliinka ee Isbitaalka Madiina oo ka mid ah isbitaallada ugu waa-weyn Muqdisho wuxuuna baabi’iyay salaada oo dhan, taasoo keentay in howlaha Isbitaalka si KMG ah ay hakad u galeen. Haddaba, warsom ayaa waxay idin kugu soo gudbinaysaa Sawirrada khasaarihii uu Dabkaas u...
Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhintay, 70 qof oo kalena way ku dhaawacmeen saddex qarax oo maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium iyo Xarun laga raaco Tareennada. Warbaahinta Belgium ayaa baahiyay in qaraxyadu ay ahaayeen kuwo ay fuliyeen dad isku soo xiray waxyaabaha qarxa ,...
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo maanta dib ugu soo laabtay Kismaayo kaddib safar shaqo oo maalmihii u dambeeyay uu ugu maqnaa deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uga soo qabsoomay arrimihii uu u ambabaxay. Axmed Madoobe, ayaa sheegay inuu gaaray deegaanada Dhoobleey, Taabto iyo Qooqaani,...
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor-dhaweyd ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweye ee xarunta Gobolka Hiiraan. Sharma’arke, ayaa waxaa socdaalkiisaan ku wehlinayay xubno ay ka mid yihiin; Wasiirka Warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir , Wasiirka Dhallinyarrada iyo Cayaaraha, Maxamed C/llaahi Xasan Nuux, Taliyaha...
Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda soomaaliya oo ka kooban 26 xisbi siyaasadeed uuna shir gudoominayey gudoomiyaha isbabheysiga Siciid Jaamac Qorshel ayaa waxaa lagaga hadley qodobo badan oo la xiriira siyaasadda iyo arrimaha Amniga dalka. Dood iyo falanqeyn dheer kadib waxey xubnaha Isbaheysigu isku raaceen hal meelna ka wada istaageen qodobada soo socda:- 1...
Nairobi oo aad falal dambiyeedku ugu badnaan jiray waayihii hore ayaa haatan waxaa aad u wanaagsanaaday amnigeeda. Caasimada Nairobi ee Kenya oo Soomaali badan ay kunooshay gaar ahaan xaafada Eastleigh oo dhacda dhankeeda bari ayaa guud ahaan amnigeedu soo hagaagay sida laga dareemayo iyo sida lasoo tebiyo ayadoo waagii hore...
Shirkan oo ay isugu yimaadeen culumada Bariga Afrika oo looga hadlayay ka-hortaga falalka Argagaxisada, Xag-jirnimada iyo ku dhaqanka Diinta islaamka ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Jabuuti. Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo xiray shirka, isagoo la hadlayay culumadii ka qaybgalay shirkan ayuu sheegay inay Diinta Islaamku tahay nasteexo, balse ay...