Wednesday, August 26, 2026
Beelaha ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa beeniyay in wax is af garad ah lagu gaaray kulamo shalay ay la qaateen raisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid iyo wafdi ka socday Dowladda  Federaalka Soomaaliya lagana soo diray Xamar. Kulamadaas oo lagu qabtay Beledweyne ayay beelahaasi sheegeen in aan wax is afgarad ah...
Ciidamada Booliska magaalada Boosaaso ayaa in ka badan 156-qof ku qab-qabtay howlgal ay magaaladaas shalay ka sameyeen, kuwaasoo ay ku qabqabteen dad badan oo shacab ahaa. Dadweynahan oo laga soo qabqabtay hoteello ay deggenaayeen, xaafadaha iyo goobo kale ayaa waxaa lagu eedeeyay inay dhammaantood gacan-saar la leeyihiin Al-shabaab, iyadoo lagu...
Masuuliyiin ka tirsan Jubaland ayaa sheegay in howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen duleedka Galbeed ee magaalada Kismaayo ay ku bartilmaameedsadeen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayeen deegaano  hoostaga degmada Kismaayo islamarkaana ay khasaaro gaarsiiyeen. Afhayeenka nabadsugidda Jubaland Axmed Max’uud Max’ed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerar culus ay...
Ayadoo dhawaan ciidamada kala duwan ee Puntland ay ku guuleysteen in deegaano ka tirsan gobollada Mudug iyo Nugaal ay ka saaraan maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab kadib dagaallo xooggan oo dhinacyadaasi dhexmaray ayaa waxaa arintaasi soo dhaweeyay maamulka Jubaland oo ku tilmaamay tallaabo ku dayasho mudan. Afhayeenka dowlad goboleedka Jubaland C/naasir...
Munaasabad ballaaran oo ay ka qayb-galeen qaybaha bulshada Soomaaliyeed - sida: Bahda waxbarashada, Ganacsatada, isgaarsiinta, waaliddiin, maamulka, macallimiinta iyo ardayda Jaamacadda Muqdisho, ayaa Hotel Shaamow maanta lagu qabtay, taasoo ay ku qalin-jabinayeen Dufacaddii 15-aad oo ka Af-laxay Jaamacadda. Munaasabadda, ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay mas’uulka tirsan Jaamacadda Muqdisho kana...
Madaxweyne ku xigeenka maamul-goboleedka KMG ah ee Galmudug Maxamed Xaashi Carrabey ayaa ka warbixiyay dagaallo ay ciidamadooda la galeen maanta xoogag ka tirsan Al-shabaab, isagoo xusay in dagaalladan ay ka dhasheen khasaare xooggan oo labada dhinac ah. Isagoo u warramayay BBC-da ayuu sheegay in dagaalladu ay ka dhaceen dhawr aag...
Magaalada Abu-dhabi ee Imaaraadka Carabta, Wuxuu xalay kulan gaar ah ku dhexmaray gudoomiyaha ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Shaariqa ee dalka Imaaraadka Carabta, ahna Milkiilaha Shirkadaha Tareeq Alhuda iyo Royal Meat oo fadhigoodu yahay Dubai, Abuubakar Mubaarak iyo madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga Imaaraadka. Kulanka oo ka...
Booliiska dalka Beljam-ka ayaa baadi-goobaya nin la sheegay inuu ka dambeeyay abaabulka qaraxyadii Salaasadii shalay Garoonka magaalada Brussels iyo xarun laga raaco tareennada oo ku dhow, kaasoo ay ku geeriyoodeen 35-qof. Saraakiisha booliiska ayaa sheegay in ninkan sawirkisa laga dhex-arkay kaamirooyinka ku xiran garoonka ee ilaalinta ammaanka loogu talo-galay, inkastoo...
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali , ayaa maanta gaaray degmada Jarriiban ee Gobolka Mudug, iyagoo kusii socda deegaanka Garacad, halkaasoo toddobadkii lasoo dhaafay ay dagaallo culus ku dhexmareen ciidamada Puntland iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. C/weli Gaas ayaa la hadlay shacabkii Jarriiban kusoo dhaweeyay, isagoo dadka u...
Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Burundi oo si aad ah ugu dhawaa madaxweynaha dalkaas, Pierre Nkurunziza ayaa lagu dilay toogasho shalay oo Talaado ahayd, sida ay sheegtay xukuumadda dalkaas. Inkastoo aan la sheegin kooxaha dilay sarkaalkaan cidda ay ka tirsan yihiin. Lt. Col. Darius Ikurakure ayaa lagu dhex-toogtay xarun...