Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan xaaskiisa iyo labadiisa gabadhood ayaa gaaray Magaalada HAVANA ee xarunta wadanka Cuba, taasoo noqonaysa tii ugu horreysya oo Madaxweyne Mareykan ah uu ku jato Jasiiraddaas muddo ku dhow 90-sano.
Booqashada Obama ayaa imaanaysaa; iyadoo labadii sano ee ee...
Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Soomaaliya ay kuleeyihiin Laanta-Buuro, Shabellaha Hoose abbaare xalay saqdii dhexe.
Dagaalkaa ayaa qaatay saacado badan sida wararku nagu soo gaarayaan. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Alshabaab xeradaa ay labo dhinac ka soo weerareen. Muddo kooban ayay xeradaa la wareegeen dableyda...
-Magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe waxay hoy u tahay kumanaan qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku noolaa in ka badan 20 sano si nabad galyo ah kana helay adeegyo nololeed oo kala duwan marxalado kala duwanba ha soo mareene.
Barakacayaashu waxay xeryooyin kala duwan ku leeyihiin dhanka bari ee...
Somaliland iyo Jabuuti, ayaa sheegay inay ka heshiiyeen Weerarkii ay ciidamada badda ee Jabuuti kusoo qaadeen Ciidanka Badda Somaliland, kaasi oo ay ku dileen hal askari halka mid kalena ku dhaawaceen.
Wafti Wasiirro ah oo ka socday Somaliland oo Afartii Casho ee ugu dambeeyay ku sugnaa Jabuuti ayaa sheegay in...
Somaliland iyo Jabuuti, ayaa sheegay inay ka heshiiyeen Weerarkii ay ciidamada badda ee Jabuuti kusoo qaadeen Ciidanka Badda Somaliland, kaasi oo ay ku dileen hal askari halka mid kalena ku dhaawaceen.
Wafti Wasiirro ah oo ka socday Somaliland oo Afartii Casho ee ugu dambeeyay ku sugnaa Jabuuti ayaa sheegay in...
Millateriga Kenya ayaa sheegay maanta inay 34 ka mid ah xoogagga Al-shabaab ay ku dileen laba dagaal oo ay shalay iyo xalay xoogag taabacsan Al-shabaab kula galeen deegaanno ku yaalla Koonfurta Soomaaliya.
Afhayeenka millateriga dalka Kenya, Col. David Obonyo ayaa sheegay in dagaal shalay ay kula galeen gobolka Jubbada Hoose...
Dagaal culus oo ciidanka Puntland iyo kuwa Al-shabaab u dhexeeya ayaa ka socda Maanta deegaan 18-km u jira deegaanka Gara-cad, halkaasoo ay xoogagga Al-shabaab galeen 14-kii bishan Maarso.
Wararka laga helayo Deegaankaas ayaa sheegaya in dagaalku uu yahay mid aad u culus oo labada dhinac ay is-dhaafsanayaan hub culus iyo...
Shir ay maanta magaalada Muqdisho ku sheegeen in 500 oo Hoggaamiye oo ka kala Socday Qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed; Sida - Ganacsatada, Bulshada Rayidka, Culummada, Warbaahinta, Dhallinyarada, Haweenka iyo odayaasha-dhaqanka, ayaa looga dooday dhibaatooyinka joogtada ah ee gudiga la-socodka cunno-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo diiradda...
Ciidamada Amniga Puntland ayaa baaritaanno xoog leh ka billaabay Magaalada Boosaaso, kaddib weerar hal qof lagu dhilay oo Fiidnimadii xalay ka dhacay gudaha magaalada, iyadoo isla weerarkaasna ay ku dhaawacmeen laba ruux oo kale.
Weerarka oo ka dhacay goob ay ku sugnaayeen ilaalada gudoomiyihii hore ee canshuuraha berriga qaybteeda Gobolka...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho maanta u Magacowday Maareeye cusub, Waxaana loo Magacaabay Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde, Jen. Cabdi Abshir Jaamac, sida lagu sheegay Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska RW Somalia Cumar C/rashiid Cali.
Magacaabidda kaddib, ayaa wuxuu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu la qaatay kulan looga...

















