Habeen ka hor, ayaa dab ka kacay saalada qalliinka ee Isbitaalka Madiina oo ka mid ah isbitaallada ugu waa-weyn Muqdisho wuxuuna baabi’iyay salaada oo dhan, taasoo keentay in howlaha Isbitaalka si KMG ah ay hakad u galeen.
Haddaba, warsom ayaa waxay idin kugu soo gudbinaysaa Sawirrada khasaarihii uu Dabkaas u geystay Saalada Qalliinka ee Isbitaalkan oo dhaawacyo fara badan la geeyo xilliyada ay ka dhacaan Muqdisho qaraxyada ama falalka kale ee ammaan-darrada ah.
DAAWO: Sawirrada Khasaarihii ka Dhashay Dabkii ka kacay Isbitaalka MADIINA:








