Tuesday, September 8, 2026
-Maanta ayaa waxaa magaalada the Hague ee Holland ka furmaya dhagaysiga dacwada muranka badda ee Kenya iyo Soomaaliya. Dacwadaa oo bilaabanaysa Isniinta maanta ah ayaa waxaa ay socon doontaa maalmaha dhowrka ah ee soo socda. Kenya ayaa muran ka keentay xarriiqa xadka ee badda labada dal u dhexeeya ayadoo dooneysa in...
Taliyihii Guutada Saddexaad ee Millateriga Somalia, Jen. Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) iyo ilaaladiisii qaarkood ayaa goor-dhaweyd lagu dilay Qarax ismiidaamin ah oo lagula beegsaday illinka Xerada Guul-wadayaasha oo ku dhaw dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in gaari qarax laga soo buuxiyay lala beegsaday baabuurkii uu saarnaa Jen. Goobaale,...
Kulan Balaaran oo maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayna shir gudoominayeen gudoonka Isbaheysiga sida gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Cali Maxamed Nuux timajilic iyo kuxigeenkiisa 1'aad Suleymaan Yuusuf Cilmi ayaa waa lagaga hadley qodobo dhawr ah. Dood iyo falaqeyn kadib ayaa waxaa warbaahinta la hadley gudoomiyaha isbaheysiga...
Mid ka mid ah Diyaaradaha Qaadka ka keena Kenya ayaa la sheegay inay shil ku gashay maanta Degmada Bardaale oo ka Tirsan Gobolka Bay, iyadoo wararku sheegayaan inay shilka gashay xilli ay cagaaha dhiganaysay Garoonka. War ay baahisay Wakaaladda Wararka Somalia ee SONNA aya lagu sheegay in diyaaradda ay lasoo...
Dacwada kusaabsan muranka badda ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa beri inay ka bilaabato maxkamada caalamiga ah ee kutaala the Hague, dalka Holland. Dacwadaa oo bilaabanaysa Isniinta beri ah ayaa waxaa ay socon doontaa maalmaha dhowrka ah ee soo socda.  Kenya ayaa muran ka keentay xarriiqa xadka...
Qarax xooggan ayaa ka dhacay New York dalka Mareykanka halkaas oo ugu yaraan 29 qof ay ku dhaawacmeen. Hal qof ayaa dhaawacaa ugu daran oo dhaawaciisu halis yahay. Qaraxa ayaa yimid hal asbuuc kadib sanad guuradii 15aad ee 9/11. Qaraxa ayaa ka dhacay nawaaxiga Chelsea ee xaafada Manhattan abbaare 8:30 xalay...
-Dagaalo ayaa ka dhacay deegaano hoos taga Buur Hakaba, gobolka Baay. Dagaalada ayaa waxay salka ku hayaan dhul beereed lagu murmay. Dagaalada oo in dhawaale dhacayay ayaa u dhexeeya jilibyada beel weyn oo deegaankaa dagta. Sidoo kale ayaa waxaa lagu soo waramayaa in weli haatan oo aanu maqaalkaan qoreyno xiisado colaadeed...
Hoggaamiyaha aqlabiyada ee Kenya Aadan Ducaale oo ah nin Soomaalida Kenya ah ayaa ugu baaqay xoolaleyda Kenya gaar ahaan dhanka waqooyi ee Kenya inay nabad ku wada noolaadaan ayna joojiyaan colaado dhawaan dhacay. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in si dagdag ah loo qabto shir nabadeed kaasoo loo qabanaayo...
Siyaasiyiin ah oo la magac-baxay isbaheysiga isbadal sameynta Soomaaliyeed oo shir jaraa'id ku qabtay Beledweyne oo ay shalay soo gaareen, ayaa siweyn u dhaliilay dowladda federaalka Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Xassan Sheekh Max'uud. Bayaanka isbaheysiga kasoo baxay, ayaa waxaa Warbaahinta u akhriyay C/qaadir Barnaamij oo ka mid ahaa...
Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod Aqlabiyad ah ku ogolaaday maanta go’aankii madaxweyne Siilaanyo ku kala saaray labadda doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda, isla markaana doorashada Baarlaanka dib loo dhigay wakhtigii qorshuhu ahaa inay wada dhacaan. Kalfadhigaan maanta Waxaa shir-guddoominayey gudoomiye kuxgeenka kowaad ee golaha Baashe Maxamed Faarax, waxaanu Cod...