Warar haatan soo baxay ayaa sheegaya in khasaarihii dhimasho ee ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Ceel-waaq uu sii kordhayo.
Ciidamada Kenya ee KDF ee AMISOM iyo ciidamada dawlada ayaa sheegay in ay halkaa ku dileen ilaa dhowr iyo soddon ka tirsanaa Al-Shabaab. Majiro warar madax bannaan oo sheegashadaa xaqiijiyay.
Sidoo...
Ciidanka Kenya ee ka tirsan AMISOM, ayaa sheegay in xoogag ka tirsanaa Al-shabaab ay ku dileen Toddobaadkaan Gobolka Jubadda Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.
Millateriga Kenya ayaa sheegay 33 ka tirsan xoogagga Al-shabaab lagu dilay hawl-gallo ka dhacay deegaannada Goobweyn iyo Wirkooy oo ku dhow xarunta gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo.
Sidoo...
Kadib wax yar oo xarakada Al-shabaab ay gacanta ku haysay magaalada Ceel-waaq ee Gedo Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in ciidamada dawlada oo rogaal celis ah ay halkaa ka saareen.
Ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ayaa lasoo sheegayaa oo rogaal celis ah inay magaaladaa dib u qabsadeen. Wakaalada...
Weerarka oo ay saldhiga ku qaadeen saddex dumar ah oo Soomaali ahaa ayaa lala xiriirshay Daacish ama ISIS.
Baaritaan ayaa la bilaabay kaasoo la sheegay in weerarka looga gol lahaa in lagu carqaladeeyo hawlgalada dawlada. Afhayeenka dawlada Kenya Eric Kiraithe ayaa sheegay inay sababtu taa ahayd iyo wixii ay u...
Inta badan Siyaasiyiinta Somalia iyo Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta soo Gaaray Magaalada Beledweyne, iyaga oo ka qeyb-gallay munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Baar Xasan Dhiif.
Siyaasiyiinta iyo Musharraxiinta Maanta gaaray degmada Beledweyne, ayaa Waxaa ka mid ah: RW-hii hore ee Somalia, C/wali Sh. Axmed,...
Badmareeno Talyaani ah oo la socday markab dagaalka ITS EURO ee Hawlgalka Atalanta ayaa waxay kula kulmeen Gacanka Cadmeed kalluumaysata Soomaaliyeed oo dhowr ah.
Kalluumaysatada Soomaaliyeed ee ay la kulmeen badmareenadu aya waxay u sheegen inay badda ku jiran muddo 10 ilaa 15 casho ah si ay kalluunka u soo...
In ka badan kala barka 6 malyan oo carruur qaxooti ah ayaan heysan fursad ay wax uga bartaan iskoolo.
Carruurtaa ayaa waxaa QM sheegtay in ay jiraan da'dii iskoolada ay wax uga baran lahaayeen balse aysan fursado waxbarasho oo rasmi ah heysan. Sanad walba waxaa sidoo kale kusoo darsama 600,...
Inta la Xaqiijiyay illaa Toddobo Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Somalia ayaa ku Dhaawacmay iska hor-imaad ku dhaxmaray dulleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Saraakiil ka tirsan ciidammada dowladda ayaa WARSOM u sheegay in ciidanka iska horimaadka dhaxmaray kala shakiyeen, taasoo keentay in is rasaaseyn dhaxmarto.
Ciidamada iska horimaadka uu...
Warbixin uu soo saaray Baanka Adduunka ayaa lagu xusay in dadka wadamadooda dhibaatooyinku ka jiraan ay culeys kuyihiin dalalka hodanka ah.
Warbixinta ayaa sheegtay in culeys ay ku hayaan arimaha ijtimaaciga ah ee dalalka marti galiya. Warbixinta ayaa lasoo saaray shalay Khamiistii.
Ilaa 65 milyan oo qof ayaa dunida iminka ku barakacsan...
Dacwad oogeyaasha maxkamada caalamiga ah ee ICC ayaa sheegay inay diirada aad u saari doonaan dacwadaha la xiriira deegaanka ama biiada iyo dulalka sida sharci darrada ah lagu qaato.
Haweeneyda ugu sareysa dacwad soo oogeyaasha ICC Fatou Bensouda ayaa sheegtay inay aad diirada usaarayaan iminka dacwadaha ka dhanka ah burburinta...

















