Iyadoo weli ay Xiisado Colaadeed oo Galmudug iyo Puntland u dhexeeya ay ka jiraan Magaalada Gaalkacyo, ayay Dowladda Somalia, Waxay amar ku bixisay in degmadaas la geeyo ciidammo ka socda Xukuumadda Somalia, si looga hor-tago xiisadaha iyo dagaalada weli ka sii soconaya magaaladaas.
Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maxamed Cabdi Xayir ...
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan oo maalintii shalay isaga baxeen ciidammada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM.
Dadka deegaanka oo siyaabo kala duwan warbaahinta xiriir u la sameysay ayaa sheegay in afarta ruux ee la dilay labo ka mid ahaayeen laba nabadoon iyo...
Wakaalada wararka ee Reuters ayaa maanta qortay maqaal ay ku baahisay in hub dawlada Soomaaliya loo soo dajiyay haatan lagu kala iibsanaayo suuq madow gudaha caasimada Muqdisho.
Wakaalada wararka ayaa labo diblomaasi arinkaa ka soo xigatay oo ay sheegeen inuu xadgudub ku yahay cunaqabataynta hubka. Cunaqabatayntaa ayaa qeyb la qaaday...
Shir ku saabsan xaaladihii ammaan darro ee dhawaan Soomaaliya ka dhacay ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco Nairobi, caasimada Kenya.
Shirkaa ayaa waxaa kasoo qeyb galaya hayadaha samafalka iyo laamo ka tirsan QM. Shirkaa ayaa waxaa lagu falanqeyn doonaa gaar ahaan dhacdooyinkii amni darro ee labadii asbuuc ee la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland, tallaabada ay ku soo gudbiyeen liisaska musharixiinta Aqalka Sare ee doorashada 2016-ka.
“Sidaan horay u sheegay waxaa mar walba madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ka go’an inay fududeeyaan qabsoomidda...
War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaa lagu sheegay "in dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Galmudug iyo Puntland si looga hadlo walaacii la xiriiray dhacdadii 28 September ee weerarkii isdifaacidda ahaa ee Mareykanku ka geysteen Galkacyo".
War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay...
Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Gobolka Hiiraa, Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow gudaha ugalay halka uu ka socday shir lagu dhisyay Maamul ugaar ah Hiiraan.
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa iney xoog ku galeen Baar Xasan Dhiif oo ku yaala Bariga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Halka...
Wararka nagasoo gaaraya xarunta madaxtooyaa Puntland ayaa sheegay inuu madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali dib uga laabtay liiska aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii guddiga doorashada Soomaaliya ay dib ugusoo celiyeen iyagoo walaac xoogan ka muujinayay qoondada haweenka laga siiyayaqalka sare.
Hadaba, madaxweyne Gaas ayaa la sheegay inuu haweenka siiyay...
Dowlada Puntland ayaa ku eedaysay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug oo iskaashanaya dagaaladii isdaba jooga ahaa ee ka dhacay magaaladda Galkacayo maalmihii la soo dhaafay.
War-murtiyeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyadda Puntland ayaaa lagu sheegay in dowladda Puntland ay cadaynayso in maalmihii la soo dhaafay Hub iyo rasaas tiro...
Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Saciid Faqi ayaa sheegay in safaaradiisa iyo dawladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku lahayn qaxootiga Soomaaliyeed ee sida qasabka ah looga celinayo Yurub ee la geynayo Soomaaliya.
Dhowaan ayaa qaar ka mid ah dad laga celiyey Yurub oo Muqdisho la geeyey waxa ay...

















