https://youtu.be/oDaJ96o0nLg?t=6
Xaaladda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ayaa la sheegayaa inay maanta daggan tahay kaddib dagaalo magaaldaas dib uga qarxay shalay, kuwaasoo u dhexeeyay maamullada Galmudug iyo Puntland.
Dagaalladii shalay ka dhacay oo ahaa kuwo ka culus kuwii ka dhacayya maalmihii lasoo dhaafay, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraaan hal...
Xaaska Madaxweynaha Nigeria, Caasha Buhari ayaa sheegtay in aysan Taageeri doonin saygeeda Mohammedu Buhari haddii uu mar kale isku soo taago xilka madaxnimo ee dalkaas, haddii uusan sameyn isbedel muuqda.
Dhanka kale, Kooxda Boko haram ayaa 21-gabdhood oo ka mid ahaa kuwii ay afduubeen sannadkii 2014-kii sii daayay, kaddib markii...
Waxaa shalay lagu qabtay Muqdisho Munaasabad lagu xusayay Maalinta Arragga Adduunka (World Sight day) oo ku beegnayd 13-ka bisha Oktoobar oo ku beegnayd shalay oo Khamiis ahayd.
Munaasabaddan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey heyadda Al-Nuur Foundation, Jaamacadda Banaadir iyo heyaddo kale oo caalami...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Maamulka HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar oo ah xarunta maamulkaasi.
"Doorashada Guddoonka Baarlamanka maamulka Hir-Shabeelle waa guul taariikhi ah oo u soo hoyatay Shacabka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee Maamulkan Dhistay. Waxay tani qeyb...
Jaamacad kutaala Mareykanka ayaa isu barbar dhigid ku samaysay Soomaalida ku nool MN Mareykanka iyo Soomaalida daggan Norway.
Waxaa la sheegay oo daraasadaa lagu ogaaday in Soomaalida daggan Minnesota ay aad uga shaqo iyo waxqabad badan yihiin Soomaalida Norway. Jaamacada daraasadaa samaysay ayaa ah Jaamacada Minnesota University.
Waxaa dood cilmiyeed arinkaa...
Xildhibaannada Baarlamaanka maamul-goboleedka Hir-shabeelle, ayaa goor-dhaw Jowhar ku doortay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulkaas, kaasoo loo doortay, Xildhibaan Sheekh Cismaan Barre.
Wariyaha WARSOM uga soo warramaya shirka Degmada Jowhar ayaa sheegay in 61-cod uu ku guuleystay, halka musharraxii xilka kula Tartamayay oo isagana lagu Magacaabo Abuukar Maqaneey uu ka helay...
War-saxaafadeed kasoo baxay Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa lagu sheegtay in lagu soo Qaaday Weerarro Saddex geesood ah oo ka kala socda Magaalada Gaalkacyo, Godin-labe iyo Mir-cawleed, kuwaasoo at ku eedeeysay inay kusoo qaadeen Maamulka Puntland iyo Koox ay ugu yeereen Sufo.
AKHRISO; War-murtiyeedka Maanta kasoo baxay Maamul-goboleedka Galmudug;
Ugu yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay, Afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Duqeymahaan, ayaa ku dhacaya qaybo ka mid ah Xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo, ayaa waxaa is-weydaarsanaya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku Nool Xeryaha Dhadhaab ee Kenya, Maxamed Cabdi Afeey.
Xasan Sheekh iyo ergeyga, ayaa ka Wada-hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa Arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool...

















